Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA

SAWIRRO: FIFA oo tababar u soo gabagabeysay garsoorka kubadda cagta Soomaaliya

Tababar socday muddo shan maalmood ah ayaa loo soo gabagabeeyey garsoorayaasha Soomaaliyeed ee heerka caalami iyo kuwa gudaha dalka ku shaqeeya.

Xiritaankii tababarkan waxaa ka soo qeyb galay guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) iyo xubnaha guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.

Tababarkan waxaa bixinayay Boubaker Hannachi oo ah bare heer caalami ah oo u dhashay dalka Tunisia, kaasoo u diiwaan gashan xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA.

SAWIRRO:

May be an image of 2 people, people playing football, people playing soccer and text

May be an image of 3 people, people playing soccer and text

May be an image of 1 person, dais, newsroom and text

May be an image of 3 people, dais, newsroom and text

May be an image of 3 people, people playing soccer and text

May be an image of 2 people, people playing football, people playing soccer and text

May be an image of 1 person, playing soccer and text

May be an image of 2 people, people playing soccer and text

May be an image of 2 people, people playing soccer, people playing football and text

May be an image of 2 people, people playing soccer and text

May be an image of 1 person, playing soccer and text

May be an image of 2 people, people playing soccer and text

May be an image of 2 people, people playing football, people playing soccer and textAstaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button