WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Kooxda Plasma University oo guul ka gaartay dhiggeeda OFC tartanka horyaalka k/kolleyga Soomaaliya.

Kooxda kubbadda koleyga Plasma University ayaa guul muhiim ah ka gaartay OFC kulan ka tirsanaa horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya.

Kulanka oo ahaa mid aad u adag labada dhinac ayaa soo bandhigay ciyaar qurux badan waxaana natiijada ciyaarta ay ku soo dhammaatay 49-58 oo ku adkaatay kooxda Plasma University

Horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya oo sii xiiso leh ugu socdo garoonka Wiish ee degmada Cabdicasiis waxaa illaa hadda aan laga adkaanin kooxaha kala ah Dekeddaha iyo Gift Star.

waxaa hadda hoggaanka u hayo horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya kooxaha Dekeddaha iyo Gift Star.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button