WARARKA MAANTA

SAWIRRO:  Kooxda OFC oo guul mumiih ah ka gaartay Somali Fruit horyaalka Kubbadda Kolleyga Soomaaliya.

Kooxada Ofc ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhiggeeda Somali Fruit kulan ka tirsanaa horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya.

Ciyaarta oo ahayd mid aad u adag ayaa lagu ciyaaray garoonka kubbadda koleyga Wiish Stadium ee degmada Cabdicasiis.

Kooxda Ofc ayaa ku garaacday 45-43 kooxda Somali Fruit waxay ahayd natiijo u wanaagsan kooxda Ofc oo kulankii horey guuldarro kala soo kulantay kooxda Plasma University

Horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya oo sii xiiso leh ugu socdo garoonka Wiish ee degmada Cabdicasiis waxaa illaa hadda aan laga adkaanin kooxaha kala ah Dekeddaha iyo Gift Star.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button