Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA
SAWIRRO: Kooxda Radio Cadaado oo ku guulaystay tartanka Doonyaale Cup

Kooxda Kubadda cagta ee ku ciyaaraysay magaca Radio Cadaado ayaa ku guulaystay tartanka Doonyaale Cup oo muddo labo todobaad ah ka socoday magaalada Cadaado.
Kulankii Final-ka waxaa wada ciyaaray Radio Cadaado iyo Soomar, waxaa gool-kulaadyo 5-4 ah ku adkaatay kooxda Radio Cadaado.
Sidoo kale waxaa xafladda xiritaanka tartanka lagu bixiyay abaal-marinno kala duwan.
Kulanka kama dambaysta ah waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Galmudug Cumar Sheegow Maxamed Shaacir.
SAWIRRO:






Astaan Sports