Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA
SAWIRRO: Kulamo ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya oo la ciyaaray

Waxaa la ciyaaray labo kulan oo ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya, iyadoo kooxda Batroolka ay garaacday Gaasco, halka Waxool ay barbaro la dhaafi weysay Jubba FC.
Kooxaha Batroolka iyo Gaasco ayaa kulankooda ku wada ciyaaray garoonka Stadium Muqdisho, waxaana ugu dambeyn 2-1 guusha ku qaadatay kooxda Batroolka.
Dhinaca kale kulan kale oo iska ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya ayaa shalay lagu ciyaaray garoonka Eng. Yariisow waxaana wada ciyaaray Waxool iyo Jubba FC, iyadoo ay ku kala tageen barbaro 1-1 ah.
SAWIRRO: Batroolka 2-1 Gaasco.

























































SAWIRRO: Waxool 1-1 Jubba FC.









Astaan Sports