AFRICAPremier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA

Astaan Sports oo sanadkii labaad oo xiriir ah ka qeyb-galaysa codaynta abaal-marinta laacibka ugu fiican Africa

Astaan Sports ayaa sanadkii labaad oo xiriir ah ka qeyb-galaysa codaynta abaal-marinta laacibka ugu fiican qaaradda Africa.

Warqad casuumaad ah oo la soo gaarsiiyey Astaan Sports ayaana lagu caddeeyey inay qeyb ka tahay Astaan Sports codeyn abaal-marinnada kubadda cagta qaaradda Afrika oo bisha dambe la bixin doono.

Waxaa la bixin doonaa ilaa todobo abaal-marin oo kala duwan, waxaana codeyntu ay soo xirmi doontaa 11 November, iyadoo abaal-marinnada la bixin doono 11 bisha December ee soo aaddan.

Agaasime Maxamed Cabdi Muudeey ayaa warbixin dhammaystiran inooga diyaariyey sheekadan ee ka daawo linkiga hoose:-

Astaan Sports & sanadkii labaad oo xiriir ah codeyn abaal-marinta xiddiga ugu fiican Africa.

Astaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button