WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Kooxda Jamhuuriya FC oo si toos ula  wareegtay hoggaanka horyaalka heerka labaad.

Kooxda kubbadda cagta Jamhuuriya FC ayaa la wareegtay hoggaanka horyaalka heerka labaad kaddib markii laga adkaaday kooxda Gasco kulankii ay la ciyaartay dhiggeeda Ummah Hospital.

kooxda Jamhuuriya ayaa hadda leh 18-dhibcood halka Gasco ay leedahay 16-dhibcood iyagoo ku jiro booska labaad waxaa kaalinta saddexaad ku jirto kooxda Somali Fruit oo leh 15-dhibcood

Horyaalka heerka labaad sanadkan waxaa ku tartamayo kooxo badan waxaana weli socdo wejiga koowaad iyadoo, tartanka horyaalka heerka labaad uu yahay mid furan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button