Uncategorized

SAWIRRO: Somali Fruit oo guul muhiim ah gaartay horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya.

Kooxda kubbadda cagta Somali Fruit ayaa guul muhiim ka gaartay dhiggeeda Gantaalaha Afgooye kulan ka tirsanaa horyaalka heerka labaad ee dalk.

Ciyaartan oo ahayd mid aad u adag labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar awood ahaan garbo siman waxaana natiijada kulanka ay ku soo dhammaatay 1-0 oo ku adkaatay kooxda Somali Fruit.

Hoggaanka horyaalka heerka labaad waxaa hadda hayso kooxda Jamhuuriya sanadkan waxaa ku tartamayo kooxo badan waxaana weli socdo wejiga koowaad iyadoo, tartanka horyaalka heerka labaad uu yahay mid furan.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button