UncategorizedWARARKA MAANTA

Xulka Galmudug oo laga aqbalay racfaankii ay ka qaateen casaankii Daa’uud Tubaal

Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa go’aan kale ka soo saaray racfaankii xulka Galmudug uu ka qaatay ganaaxii lagu riday tababare ku xigeenka Galmudug Daa’uud Cabdullaahi Tubaal.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddiga racfaanka xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga cafiyay Daa’uud Tubaal ganaaxii afarta bil iyo kaarkii casaanka ahaa hase yeeshee waxaa lagu xukumay inuu bixiyo lacag dhan 500$ Shan boqol oo doolar sida ku cad warqada ka soo baxday xafiiska racfaanka xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya.

Hoos ka eeg warqada ka soo baxday xafiiska racfaanka XKCS.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button