Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
WARARKA MAANTA

Kala sareynta Horyaalka horyaalka Somali National League.

Iyadoo la ciyaaray wareegga kulamada wareegga afaraad ee horyaalka Somali National League, waxaa ku tartamayo kaalmaha ugu horreeyo horyaalka kooxaha Horseed & Raadsan, oo wada leh min afar dhibcood halka kaalinta saddexaad ay ku jirto kooxda Dekedaha.

Kooxda difaacaneyso horyaalka Somali National League ee Gaadiidka ayaa ku jirto kaalinta 6-aad ee kala sareynta waxayna shan dhibcood ka hooseysaa kooxda Horseed.

Haddaba hoos ka eeg liiska kala sareynta

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button