Dhacdooyinkii koobka Adduunka Haweenka 2023.
Koobka Adduunka haweenka ee FIFA ayaa la soo bilaabay markii ugu horreyay sanadkii 1991-kii waxaana martigeliyay dalka Shiinaha iyadoo ay ka qayb-galeen 18- xul.
Wuxuu soo maray marxalado kala duwan tan iyo bilowgiisa 1991-kii, iyadoo tartanka sanadkan 2023 uu ahaa midkii ugu daabashada badnaa.
Xiriirka kubbadda cagta FIFA ayaa ku bixiyay sanadkan lacagihii ugu badnaa tan iyo markii la soo bilaabay tartanka koobka Adduunka Haweenka 2023.
Koobka Adduunka Haweenka ayaa sanadkan furmay 20-kii July 2023, waxaana la soo gabagabeeyay 20 Agoosta 2023.
Wadamada kala ah New Zealand & Australia ayaa martigeliyeen sanadkan 2023, wuxuu noqday koobka Adduunka Haweenka 2023, kii ugu daabashada badnaa, in ka badam 2 bilyan oo dad ah ayaa daawaday.
Waa markii ugu horreysay oo 32-dal ay ka qaybgalaan koobka Adduunka Haweenka 2023.
Xulalkii ugu badnaa ee ka socdo Afrika ayaa sanadkan 2023 ka qayb-galay koobka Adduunka Haweenka 2023. waxay kala ahaayeen xulalkaasi South Afrika, Nigeria, Zambia iyo Morrocco.
32-dal ee ka qaybgalay koobka Adduunka Haweenka 2023 ayaa loo kaala qaybiyay 8 Guruub.
Group A New Zealand, Norway, Philippines, Switzerland
Group B Australia, Canada, Nigeria, Republic of Ireland
Group C Costa Rica, Japan, Spain, Zambia
Group D China, Denmark, England, Haiti
Group E Netherlands, Portugal, United States, Vietnam
Group F Brazil, France, Jamaica, Panama
Group G Argentina, Italy, South Africa, Sweden
Group H Colombia, Germany, South Korea, Morocco
Wareegga 16 waxaa u soo gudbay wadamada kala ah.
Switzerland, Spain Japan, Norway, Netherlands, South Africa, Sweden
USA, England Nigeria Australia Denmark, Colombia Jamaica, France, Morocco
Dhammaan xulakii ka socday Afriaka ayaa ku haray wareega 16-ka koobka Adduunka Haweenka.
Wareega 8-da waxaa u soo gudbay wadamada kala ah
Spain, Netherlands, Japan , Sweden Australia, France, England, Colombia
Wareega 4-ta waxaa u soo gudbay wadamada kala ah.
Spain, Sweden, Australia, England,
Fiinaal
Spain 1-0 England
Abaal marinada la bixiyay koobka Adduunka haweenka 2023.
Gool dhalinta tartanka ee kabta dahabka waxaa ku guuleysatay gabadha u dhalatay Japan ee lagu magacaabo Miyazawa Hinata 5-gool ayay ku qaaday
Golden Glove: waxaa ku guuleysatay gabadha Englan goosha u haysay Mary Earps.
Golden Ball: waxaa ku guuleysatay Aitana Bonmati oo Spain u dhalatay
Young Player: waxaa ku guuleysatay Salma Paralluelo oo Spain u dhalatay.
Lacaga ay helayaan xulalka soo gaaray kaalmaha hore
Kaalinta koowaad $4,290,000 ciyaaryahan kasto oo kamid ah kooxdan waxa uu helay $270,000
Kaalinta labaad $3,015,000 ciyaaryahan kasto oo kamid ah kooxdan waxa uu helay $195,000
Kaalinta saddexaad $2,610,000 ciyaaryahan kasto oo kamid ah kooxdan waxa uu helay $180,000
Kaalinta afaraad $2,455,000 ciyaaryahan kasto oo kamid ah kooxdan waxa uu helay $165,000
(Quarter-finals) $2,180,000 ciyaaryahan kasto oo kamid ah kooxdan waxa uu helay $90,000
(Round of 16) $1,870,000 ciyaaryahan kasto oo kamid ah kooxdan waxa uu helay $60,000
(Group stage) $1,560,000 ciyaaryahan kasto oo kamid ah kooxdan waxa uu helay $30,000.
Astaansports.