Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA
SAWIRRO: Batrooka, Somali Fruit, Rajo & Waxool Kulamo ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya oo la ciyaaray

Waxaa la ciyaaray labo kulan oo ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya, iyadoo kooxda Somali Fruit ay garaacday Batroolka, halka Kooxda Rajo ay dubatay Waxool FC.
Kooxaha Rajo iyo Waxool ayaa kulankooda ku wada ciyaaray garoonka Eng. Yariisow (Ex Koonis), waxaana kulan 3-1 guushu ku raacday kooxda Rajo FC.
Dhinaca kale kulan kale oo iska ka tirsan horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya ayaa lagu ciyaaray garoonka Stadium Muqdisho waxaana wada ciyaaray Batrooka iyo Somali Fruit, iyadoo naadiga Somali Fruit ay 3-1 ku garaacday kooxda Batroolka.
SAWIRRO: Batrooka 1-3 Somali Fruit FC.






































SAWIRRO: Rajo 3-1 Waxool FC.



















































Astaan Sports

