Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA
SAWIRRO: Gift Stars oo guul ka gaartay Plasma horyaalka K/Koleyga Soomaaliya

Kooxda kubbadda kolayga Gift Stars ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhiggeeda Plasma University kulan ka tirsanaa horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya.
Kulanka oo ahaa mid aad u adag ayaa lagu ciyaaray garoonka kubadda koleyga ee Wiish Stadium oo dhacda degmada Cabdicasiis, kooxda Gifti Stars ayaa ku garaacday Plasma 62-75.
Horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya oo sii xiiso leh uga socda garoonka Wiish ee degmada Cabdicasiis waxaa lagu guda jiraa wajiga labaad ee horyaalka oo dhowaan billowday.
SAWIRRO: Plasma University 62-75 Gift Stars.













































Astaan Sports

