Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

Xulka kubada cagta 15 jirada Somaliya oo guul ka gaaray xulka Sudan

xulka kubada cagta Somaliya ciyaaryahanda da’dooda ka hooseeso 15-ka sano ayaa guul weyn ka gaaray xulka 15 jirada Sudan,ka dib markii ay ku kulmeen kulan ka tirsan koobka Cecafa u15.

kulankaan,wuxuu ka tirsanaa Group A,wuxuuna ahaa mid aad u adag ugu dambeentii kulankaan wuxuu ku soo dhamaaday 2-0 uu ku badiyay xulka Somaliya.

xulka 15 jirada Somaliya laba ciyaarood oo ay horay u soo ciyaareen waa laga wada badiyay,kulankaan,wuxuu u ahaa mid muhiimad weyn ugu fadhiya ,kulanka ugu dambeeyay Group A,waxa uu xulka Somaliya wajihi doonaa xulka  Eritrea oo sanadkaa koobka martiqaadaayo.

xulka 15 jirada Somaliya waa markii ugu horeesay uu ka qyabgalo tartanka Cecafa u15,ayadoo la xasuusto xulka Somaliya ee 17 jirada in ay gaareen finalka koobkaas sanadkii 2018.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button