Breaking NewsHORYAALADASOOMAALIYASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Cumar Cabdulaahi Maxamed Laacibka xulka qaranka Soomaaliya oo deeq raashiin ah ugu deeqay xarunta lagu xanaaneeyo agoonta ee Dr kadare ee Degmada Cabdicasiis

Gudoomiyaha haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) Cumar bariyow oo ka mid ah dhalinyarada qurba joogta diyeeshaha qaranka Soomaaliyeed Cumar Cabdulaahi Maxamed Cumaraani iyo gudoomiyha Degmada Warta Nabadda ayaa Deeq raashin ah waxay gaarsiiyern xarunta lagu xanaaneeyo agoonta ee Dr kadare ee Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

Cabdulaahi Maxamed oo dhawaan ku guuleestay Abaalmarinta weeraryahaka ugu fiicnaa xulka qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanahay deeqdaan manta ugu deeqday caruurta agoonta ah,waxa ay ka mid hayad lacagihii uu ka helay Abaalmarintii uu dhawaan ku guuleestay.

Cabdulaahi Maxamed Ayaa ka mid ahaa ciyaaryahanda ugu muhiimsanaa xulka qaranka Soomaaliya,waxaa lagu xasuustaa goolkii uu ka dhaliyay xulka Burundi koobkii Cecafa 2019.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button