Sidee Loogu Kala Guulaystay Horyaalka Heerka 1-Aad Ee Soomaaliya,Tan Iyo 1955/ 56
Horyaalka Somaliya markii la bilaabay 1955-56 ,waxa ay ahayd kooxdii ugu horeesay ee ku guuleesatay kooxda Booliiska halka kooxda labaad ay ahayd kooxda Jeenyo.
Halkaan hoose ka aqrsio sida loogu kala guuleestay horyaalka Somaliya.
1-1955-1956,waxaa ku guuleesatay kooxda Booliiska
2-1956-1957,waxaa ku guuleesatay kooxda Jeenyo
3-1957- 58,waxaa ku guuleesatay Autobarca Gaadiidka
4-1958-59 ,waxaa ku guuleesatay mar kale Autobarca Gaadiidka
5-1959-60,waxaa ku guuleesatay Muqdisho Munishiibiyo
6-1960- 61,waxaa ku guuleesatay Autobarka Gaadiidka
7-1961- 62 ,waxaa ku guuleesatay Jeenyo L L P P
8-1962- 63,waxaa ku guuleesatay Autobarka Gaadiidka
9-1963- 64 ,waxaa ku guuleesatay Autobarka Gaadiidka
10-196- 65 ,waxaa ku guuleesatay Xoogga / Dirir
11-1965- 66,waxaa ku guuleesatay Autobarca Gaadiidka
12-1966- 67 ,waxaa ku guuleesatay Booliiska Bakaal
13-1967-68,waxaa ku guuleesatay Autobarka Gaadiidka
14-1968- 69,waxaa ku guuleesatay Autobarca Gaadiidka
15-1969- 70,waxaa ku guuleesatay Jeenyo L L P P
16-1970- 71,waxaa ku guuleesatay Jeenyo L L P P
17-1971- 72,waxaa ku guuleesatay Horseed
18-1972- 73,waxaa ku guuleesatay Horseed
19-1973- 74,waxaa ku guuleesatay H0rseed
20-1974- 75 ,waxaa ku guuleesatay Munishiibiyo D/hoose
21-1975- 76,waxaa ku guuleesatay Horseed
22-1976- 77,waxaa ku guulesatay Horseed
22-1977- 78,waxaa ku guuleesatay Horseed
24-1978- 79,waxaa ku guuleesatay Horseed
25-1979-80,waxaa ku guuleesatay Horseed
26-1980- 81,waxaa ku guuleesatay Jeenyo / L L P P
27-1981- 82,waxaa ku guuleesatay Wagad/FIAT
28-1982- 83,waxaa ku guuleesatay Jeenyo /L L P P
29-1983- 84,waxaa ku guuleesatay Madbacadda /MBC
30-1984- 85,waxaa ku guuleesatay Dekadaha
30-1985- 86,waxaa ku guuleesatay Munishiibiyo D/hoose
31-1986- 87,waxaa ku guuleesatay Wagad /FIAT
32-1987- 88,waxaa ku guuleesatay Madbacadda/MBC
33-1988- 89,waxaa ku guuleesatay Madbacadda/ MBC
34-1989- 90,waxaa ku guuleesatay Gaadiidka
35-1995- 96,waxaa ku guuleesatay HACHES
36-1996- 97,waxa ku guuleesatay Elman FC
37- 1997-98,waxaa ku guuleesatay Elman FC
38-1998- 99,waxaa ku guuleesatay Elman FC
39-1999-2000 ,waxaa ku guuleesatay Dekadaha
40-2000-2001,waxaa ku guuleesatay Elman FC
41-2001-2002,waxaa ku guuleesatay ELman FC
42-2004- 2005 ,waxaa ku guuleesatay Banaadir Telecom
43-2011-2012,waxaa ku guuleesatay Elman FC
44-2014- 2015,waxaa ku guuleesatay Heegan FC
45-2015-2o16,waxa ku guuleesatay Banaadir Sporti Club
46-2016-2017,waxaa ku guuleesatay Dekadaha
2017-2018 Dekeddaha
2019/2020?
Sida ay kooxaha ugu kala badanyihiin ku guuleesiga Horyaalka?
Autobarca Gaadiidka -9 jeer
Horseed -8 jeer
jeenyo–6 jeer
Elman FC-6 Jeer
Banaadir Sporti Club-5 jeer
Madbacadda /MBC-3 jeer
Munishiibiyo D/hoos-3 jeer
Dekadaha-4 jeer
Wagad /FIAT-2 jeer
Xoogga/ Dirir-1 jeer
Booliiska -1 jeer
Booliiska /Bakaal-1 jeer
HACHES-1 Jeer
Heegan FC -1Jeer,hadii loogu daro koobabka ay qaadeen Booliska Bakaal iyo Boolisaka,waxa ay noqonayaa koobabka 4 koob.
Dirir ama Xooga ,waxaa markii danbe loo bixiyay Horseed sidaas darteet Horseed koobkaas,waxa uu u noqonayaa kii 9-aad.