Breaking News

SAWIRRO: Saxiixyo Cusub Oo Lagu Arkay Tababarkii Maanta Ee Kooxda Dekaddaha.

Kooxda kubadda cagta ee dekaddaha ayaa maanta samaysay tobabarkii ugu horreeyay ay iskugu diyaarineyso wajiga labaad ee horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Somaali Premier league.

Naadiga Dekaddaha oo ku dhameysatay kaalinta 9-aad ee kala sareynta horyaalka Somaali Premier League, wajiga koowaad waxaa maanta tababarka kooxda ka soo dhex muuqday weeraryahankii hore ee kooxda Elman Anwar Shakundha iyo Saalax Axmed oo ka tirsanaa kooxda Raadsan

Sidoo kale Tababarka maanta waxaa maamulayay macalin Rajaad Adaana oo ku cusub kooxda kaas oo hore u soo hoggaamiyay kooxo waaweyn oo ka ciyaaro horyaalka Somaali Premier League.

Kooxda kubadda cagta Dekaddaha oo ku jirto kaalinta 9-aad ee kala sareynta horyaalka kaliya labo kulan ayey adkaadeen 2-kulan barbaro ayey galeen halka 5-kulan laga adkaaday iyagoo keensaday 8-dhibcood.

Si kastaba tobabarka maanta ay sameeyeen kooxda Dekaddaha waxa uu ahaa mid laga dareemayay diyaar garow xoogan wajiga labaad ee horyaalka Somaali Premier League.

WQ/ Daacad

May be an image of one or more people, people standing, people playing sport and grass
May be an image of one or more people, people playing American football, people standing and grass
May be an image of one or more people, people playing American football, people standing and grass
May be an image of 1 person, playing American football and grass
May be an image of one or more people, people standing, people playing sport and grass
May be an image of 1 person, playing American football, standing and grass
May be an image of 2 people, people playing American football, people standing, grass and text
May be an image of 2 people, people standing, people playing sport and grass
May be an image of 2 people, people standing, people playing American football and grass
May be an image of 1 person, standing, playing American football and grass

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button