-
Breaking News
SAWIRRO:Degmada kaaraan oo ka hartay tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019.
Degmada kaaraan ayaaa guud ahaan macsalaameesay tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. kulankaan,wuxuu ku soo dhamaaday 2-1 oo ay…
Read More » -
Uncategorized
Degmada Waaberi oo u soo gudubtay wareegga sideed dhamaadka ee tartanka kubada cagta degmooyinka G.Banaadir
Degmada Waaberi oo ah degmada difaacanayso koobka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta xaqiijisay in ay u soo gudubtay…
Read More » -
Breaking News
Degmooyinka Warta Nabada iyo Xamarweyne oo bareejo ku hishiiyay.
Degmooyinka kala ah Warta Nabada iyo XamarWeyne ayaa maanta ku kulmay kulan ka tirsan tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir…
Read More » -
Breaking News
Degmada Shibis oo iska qasaarisay fursad ay ku tagi lahayd wareegga sideed dhamaadka
Degmada Shibis ayaa maanta wajahday dhigeeda Hiliwaa,kulan ka tirsan tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. kulankaan ,wuxuu ahaa mid…
Read More » -
Breaking News
Degmad Waaberi oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Howlwadaag.
Degmada difaacanayso koobka kubada cagta degmooyika Gobolka Banaadir ee Waaberi ayaa gaartay maanta guushii labaad oo xiirir ah,ka dib markii…
Read More » -
Breaking News
Degmada Warta Nabada oo guul dirqi ah ka gaartay dhigeeda X/jajab.
Degmada Warta Nabada ayaa guul muhiim ah oo ay u baahneed ka gaartay degmada X/jajab,ka dib markii ay ku kulmeen kulan…
Read More » -
Breaking News
Degmada Hodan oo u soo baxday wareegga sideed dhamaadka ee tartanka kubada cagta Degmooynka G.Banaadir 2019.
Degmada Hodan oo sanadkii hore gaartay wareegga afarad dhamaadka ee tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaaa maanta xaqiijisay wareegga…
Read More » -
Breaking News
Cristiano Ronaldo: Waxaan doonayaa inaan ku guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or in kabadan Lionel Messi
Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu doonayo inuu ku guuleysto abaalmarino badan oo ah Ballon d’Or in ka badan inta uu…
Read More » -
HORYAALADA
Shingaani iyo Dharkenley oo bar-baro ku heshiiyay.
Degmooyinka kala ah Shangaani iyo Dharkenley ayaa bareejo ku hishiiyay,ka dib markii ay 0-0 ay labada degmo ku kala tageen…
Read More » -
Uncategorized
Wariye caan ah oo shaqada laga ceeriyay,ka dib markii uu cunsuriyeeyay Romelu Lukaku
Telefishanka talyaaniga ku yaala ayaa shaqada ka buriyay wariye Luciano Passirani ,ka dib markii uu hadalo cunsurinimo ah ku dhahay …
Read More »