-
2022 FIFA World Cup
RASMI: Sadio Mane oo Cristiano Ronaldo kula biiray kooxda Al-Nassr
Kooxda kubbadda cagta Al-Nassr ayaa xaqiijisay inay Sadio Mane kula soo saxiixatay 34 milyan oo gini, taasoo soo afjartay waayihiisii…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Paris Saint-Germain oo la wareegtay Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Ousmane Dembélé
Kooxda reer France ee Paris Saint-Germain ayaa la soo warinayaa inay la wareegtay weeraryahankii Barcelona ee Ousmane Dembélé.Weeraryahanka reer France…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Waa tuma xiddigtii ugu horreysay ee iyadoo xiran xijaab ka soo muuqata koobka adduunka haweenka?
Nouhaila Benzina ayaa noqotay xiddigtii ugu horreysay oo iyadoo xiran xijaab ka soo muuqata koobka adduunka ee haweenka 2023.Nouhaila Benzina…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
RASMI: Nathan Ake oo heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Manchester City
Nathan Ake ayaa heshiiska u cusboonaysiiyey kooxdiisa Manchester City, waxaana uu qalinka ugu duugay qandaraas ku eg ilaa sanadka 2027.Daafaca…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
RASMI: Edinson Cavani oo ku biiray kooxda Boca Juniors
Edinson Cavani oo 36-sano jir ah ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Boca Juniors ee ka dhisan dalka Argentina.Boca…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Reece James oo doonaya inuu Kabtan u noqdo kooxda Chelsea
Reece James ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inuu xirto calaamadda kabtannimo ee kooxda Chelsea.Isbeddelo badan ayaa ku dhacay Blues,…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Isku aadka Koobka Adduunka 2026 isreeb-reebkiisa qaaradda Afrika oo maanta la sameynayo & Soomaaliya oo qeyb ka ah
Isku aadka rasmiga ah ee isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 ee Waddamada qaaradda Afrika ayaa la sameyn doonaa maanta oo Khamiis…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Christian Pulisic oo ka degay dalka Talyaaniga si uu u dhammaystiro ku biiristiisa AC Milan
Christian Pulisic ayaa gaaray dalka Talyaaniga si uu u dhammaystiro ku biiristiisa kooxda AC Milan.Tijaabada caafimaad ayuu u mari doonaa…
Read More »

