-
2022 FIFA World Cup
Mateo Kovacic oo la xaqiijiyey inuu ku biiray kooxda Manchester City
Mateo Kovacic ayaa la xaqiijiyey inuu ka tagayo kooxda kubadda cagta Chelsea, isla markaana uu Manchester City ugu biirayo adduun…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
RASMI: Lambarka uu Jude Bellingham u xiran doono kooxdiisa cusub ee Real Madrid oo la shaaciyey
Kooxda Real Madrid ayaa maanta soo bandhigtay xiddigeeda cusub ee Jude Bellingham kaddib markii uu tijaabada caafimaad maray, waxaana lagu…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Kulamada toddobaadka koowaad ee horyaalka Premier League 2023-24 oo la soo saaray
Waxaa maanta la shaaciyey kulamada ugu horreeya todobaadka koowaad horyaalka Premier League ee kal ciyaareedka cusub 2023-24.Kulanka furitaanka u ah…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
RASMI: Kooxda Real Madrid oo ku dhawaaqday saxiixa Jude Bellingham
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa maanta ku dhawaaqday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Jude Bellingham, kaasoo ay kala soo…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xagaaga oo maanta si rasmi ah u furmay
Maanta oo ay taariikhdu tahay 14 bisha June 2023 waxaa si rasmi ah u furmay suuqa kala iibsiga xiddigaha ee…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Waa maxay sababta Messi loogu diiday in uu galo dalka Shiinaha?
Weeraryahanka isaga tagay kooxda Paris Saint-Germain ee Lionel Messi ayaa lagu celiyay xuduudka dalka Shiinaha kaddib markii uu ku safray…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Guardiola oo la xaqiijiyey goorta uu ka tagayo Man City
Tababare Pep Guardiola ayaa la soo warinayaa inuu isaga tagi doono kooxda Manchester City kaddib markii uu dhowana kula guuleystay…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Milkilihii hore ee Kooxda AC Milan, Silvio Berlusconi oo maanta geeriyooday
Ra’iisul-wasaarihii hore ee Talyaaniga, sidoo kalane ahaa Milkilihii hore ee naadiga AC Milan, Silvio Berlusconi ayaa maanta la xaqiijiyay geeridiisa,…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Man City vs Inter Milan: Waxyaabo aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka caawa ee Final-ka UEFA Champions League
Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa isku dayi doonta inay markeedii ugu horreysay taariikhda ku guulaysato tartanka Champions League, isla…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
RASMI: Kooxda Liverpool oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Alexis Mac Allister
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Alexis Mac Allister, kaasoo ay kala…
Read More »