-
2022 FIFA World Cup
Supercomputer oo saadaalin ka bixiyey kaalinta ay kooxda Liverpool ku dhammaysan doonto xilli ciyaareedkan
Supercomputer ayaa saadaaliyay kaalinta ay ku dhammaysan karto kooxda Liverpool iyo fursadaha Reds ee u soo bixitaankeeda Champions League kal…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Kooxda Arsenal oo xaqiijisay inay xilli ciyaareedka dambe ka ciyaari doonto Champions League
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa xaqiijisay in xilli ciyaareedka dambe ay ka dheeli doonto koobka horyaallada Yurub ee UEFA Champions…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Arsenal oo doonaysa caawa inay taariikhda la dagaallanto oo ay guul ku soo gaarto garoonka Etihad
Kooxaha Manchester City iyo Arsenal ayaa kuwada ballansan caawa garoonka Etihad kulan qeyb-ka ah horyaalka Premier League.Koox waliba waxa ay…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Xiddigaha u soo wada ciyaaray kooxaha Man City iyo Arsenal ka hor kulankooda caawa
Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad ku soo dhoweyn doonta caawa naadiga Arsenal kulan lagu go’aamin karo halka ay u…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Miyuu William Saliba seegi doonaa kulanka Man City ? – Macallin Mikel Arteta ayaa ka jawaabaya
Macallinka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel Arteta ayaa xaqiijiyey in William Saliba uusan ciyaari doonin kulanka Arbacada ay garoonka…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Man City oo kooxda Man United kula tartamaysa saxiixa daafac dhexe oo ka ciyaara dalka Talyaaniga
Manchester City ayaa lagu soo warramayaa inay kooxda Manchester United kula tartami doonto xagaagan saxiixa daafaca dhexe ee Napoli, Kim…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
David De Gea oo Man United ka caawinaya inay la soo wareegto Harry Kane, xilli Rashford…
Goolhayaha Manchester United ee David De Gea ayaa lagu soo warramayaa inuu kooxdiisa ka caawinayo sidii ay ula soo wareegi…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Tababare Mauricio Pochettino oo aqbalay inuu tababare u noqdo kooxda Chelsea
Macallin Mauricio Pochettino ayaa lagu soo warramayaa inuu ogolaaday inuu noqdo tababaraha xiga ee kooxda Chelsea xagaaga.Maamulka ugu sarreeya kooxda…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Sawir laga soo qaaday Bruno Fernandes oo cabsi ku abuuray taageerayaasha Man United ka hor kulanka Tottenham
Waxaa la soo sawiray Bruno Fernandes oo xiran qalabka jugta ka dhowra lugta kaddib markii ay kooxda Manchester United iska…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Carlo Ancelotti oo xaqiijiyey labo ka mid ah xiddigaha Real Madrid oo seegaya kulanka ay u safrayaan Catalonia
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dhaawacyo ay hareeyeen xilli ciyaareedkan, iyadoo tababare Carlo Ancelotti uu qaadanayo kal ciyaareed aan…
Read More »