-
2022 FIFA World Cup
Miyuu daafaca Arsenal ee William Saliba diyaar u yahay kulanka Man City?
Warbixin ayaa laga helayaa xaaladda dhaawac daafaca dhexe ee kooxda Arsenal, William Saliba ka hor kulanka adag oo ay kooxdiisa…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Kooxda Chelsea oo dib u soo cusboonaysiinaysa xiisihii ay u qabtay Neymar Jr
Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xaggaagan dib u soo cusboonaysiinaya xiisihii…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Macallin Erik Ten Hag oo magacaabay labada xiddig ee xalay Man United u soo saaray Final-ka FA Cup
Macallinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Erik Ten Hag ayaa amaan kala dul dhacay labo ka mid ah xididgaha…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Weeraryahanka Man City ee Erling Haaland oo farriin u diray kooxda Arsenal ka hor kulankooda Arbacada
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Manchester City ee Erling Haaland ayaa farriin adag u diray naadiga Arsenal ka hor kulankooda horyaalka…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Gabriel Jesus: “Xiddigaha Arsenal waxa ay weli aaminsan inay ku guuleysan karaan horyaalka Premier League”
Gabriel Jesus ayaa shaaca ka qaaday in xiddigaha kooxda Arsenal ay wali aamisan yihiin inay ku guuleysan karaan horyaalka Premier…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Wayne Rooney oo magacaabay xiddiga ka tirsan kooxda Arsenal ee joojin kara Erling Haaland
Waxaa la magacaabay ciyaaryahanka ka tirsan kooxda kubadda cagta Arsenal ee joojin kara dhaliyaha kooxda Man City ee Erling Haaland…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Garsoore Cumar Cartan Soomaaliga kaliya ee ka soo muuqanaya Champions League qaaradda Afrika
Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, waxaana uu ku sii jeedaa Magaalada Algiers ee dalka Algeria, halkaasoo…
Read More »


