-
2022 FIFA World Cup
Aymeric Laporte oo maanta u safraya dalka Sucuudiga, kooxdee ayuu ku biiri doonaa?
Daafaca Manchester City ee Aymeric Laporte ayaa u safri doona maanta oo Isniin ah dalka Sucuudiga su u dhammaystiro ku…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Gabadhii hanashada koobka Adduunka ku hoggaamisay xulka haweenka Spain oo laga qariyey geerida Aabaheed!
Gabadha Kabtanka u ah xulka gabdhaha qaranka Spain ee Olga Carmona oo goolkii guusha u dhalisay xulkeeda kulankii final-ka koobka…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Gabdhaha xulka qaranka Spain oo markoodii ugu horreysay ku guuleystay Koobka Adduunka ee Haweenka
Xulka gabdhaha xulka qaranka Spain ayaa markoodii ugu horreysay ku guuleystay koobka Adduunka ee Haweenka, kaddib markii ay garaaceen dhiggooda…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
England vs Spain: Xaqiiqooyinka aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor final-ka koobka Adduunka haweenka ee 2023
Xulalka England iyo Spain ayaa maanta wada ciyaari doona final-ka Koobka Adduunka haweenka ee 2023, xulkii adkaada ayaana koobka gacanta…
Read More » -
LIVERPOOL
Maxay tahay sababta uu lambarka saddexaad u qaatay saxiixa cusub ee Liverpool, Wataru Endo?
Saxiixa cusub ee kooxda kubadda cagta Liverpool ee Wataru Endo ayaa shaaca ka qaaday sababta uu u doortay lambarka saddexaad…
Read More » -
WARARKA MAANTA
SAWIRRO: Kooxda Ciidanka Asluubta oo guul ka gaartay Goodir
Kooxda kubadda cagta Ciidanka Asluubta ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhiggooda Goodir kulan baaqi isugu ahaa labadan kooxood oo…
Read More » -
Premier League
Carlos Tevez oo u wajaabay dadka ku dhaliilay inuu lacag darteed u aaday dalka Shiinaha
Weeraryahankii hore ee kooxaha Manchester United, Manchester City iyo Juventus ee Carlos Tevez ayaa markii ugu horreysay u wajaabay dadka…
Read More » -
Premier League
Erling Haaland oo hoggaaminaya xiddigaha u sharraxan abaal-marinta PFA
Weeraryahanka Manchester City ee Erling Haaland ayaa hoggaaminaya xiddigaha u sharraxan abaal-marinta PFA ee ciyaaryahanka sanadka ee Ururka xirfadlayaasha kubadda…
Read More » -
Premier League
Jariiradda AS oo shaacisay faa’iidada uu Neymar Jr ka heli doono ku biiristiisa Kooxda Al-Hilal
Xiddiga xulka qaranka Brazil ee Neymar Jr ayaa isaga tagay kooxda PSG, waxaana uu ku biiray todobaadkan kooxda ka dhisan…
Read More » -
LIVERPOOL
Kooxda Al-Nassr oo isku dayaysa inay la soo wareegto goolhayaha Liverpool ee Alisson Becker
Kooxda kubadda cagta Al-Nassr ayaa la soo warinayaa inay xiiso u qabto goolhaya Liverpool Alisson Becker, isla markaana ay doonayaa…
Read More »