2022 FIFA World Cup
-
SAWIRRO: Xulka qaranka Soomaaliya oo gaaray dalka Tunisia
Xulka qaranka Soomaaliya ayaa gaaray dalka Tunisia ka hor inta aysan maalmo kaddib u sii gudbin Waddanka Algeria. Xiddigaha xulka…
Read More » -
Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo dalka Tanzania kula kulmay madax ka socotay FIFA, CAF iyo CECAFA
Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) ayaa Magaalada Dar-es-Salaam ee dalka Tanzania kula kulmay madax…
Read More » -
Xulka qaranka Soomaaliya oo maanta ciyaari doona kulankiisii labaad ee saaxiibtinnimo
Xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii labaad ee saaxiibtinnimo ku ciyaari doona dalka Morocco, waxaana ay la ballansan…
Read More » -
Xulka qaranka Soomaaliya oo maanta Morocco ku ciyaari doona kulankiisii ugu horreeyey ee saaxiibtinnimo
Xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya ayaa maanta kulankooda saaxiibtinnimo ee ugu horreeya la ciyaari doona dalka Niger ee dhaca Galbeedka…
Read More » -
Kulamada saaxiibtinnimo ee uu dalka Morocco ku ciyaari doono xulkeenna qaranka Soomaaliya
Xulkeenna qaranka Soomaaliya ayaa ciyaari doona kulamo saaxiibtinnimo, kana soo muuqan doona isreeb-reebka Koobka Adduunka ee 2026. Labo kulan oo…
Read More » -
SAWIRRO: Tababaraha xulka qaranka Soomaaliya oo ku dhawaaqay liiska hordhaca ee xulka ku matali doonaa isreeb-reebka Koobka adduunka 2026
Tababaraha xulka Kubbadda cagta Soomaaliya ee Rachid Lousteque ayaa ku dhawaaqay liiska hordhaca ee xulka ku matali doonaa Isreeb-reebka Koobka…
Read More » -
Aymeric Laporte oo maanta u safraya dalka Sucuudiga, kooxdee ayuu ku biiri doonaa?
Daafaca Manchester City ee Aymeric Laporte ayaa u safri doona maanta oo Isniin ah dalka Sucuudiga su u dhammaystiro ku…
Read More » -
Gabadhii hanashada koobka Adduunka ku hoggaamisay xulka haweenka Spain oo laga qariyey geerida Aabaheed!
Gabadha Kabtanka u ah xulka gabdhaha qaranka Spain ee Olga Carmona oo goolkii guusha u dhalisay xulkeeda kulankii final-ka koobka…
Read More » -
Gabdhaha xulka qaranka Spain oo markoodii ugu horreysay ku guuleystay Koobka Adduunka ee Haweenka
Xulka gabdhaha xulka qaranka Spain ayaa markoodii ugu horreysay ku guuleystay koobka Adduunka ee Haweenka, kaddib markii ay garaaceen dhiggooda…
Read More » -
England vs Spain: Xaqiiqooyinka aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor final-ka koobka Adduunka haweenka ee 2023
Xulalka England iyo Spain ayaa maanta wada ciyaari doona final-ka Koobka Adduunka haweenka ee 2023, xulkii adkaada ayaana koobka gacanta…
Read More »