Breaking News
-
SAWIRRO: Kooxda Dekaddaha Oo Guul Weyn Ka Gaartay Naadiga Heegan Kulan Ka Tirsanaa Horyaalka S.P.L.
Kulankan oo ahaa mid aad u adag kana tirsanaa wejiga labaad ee horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Somali Premier League…
Read More » -
SAWIRRO: Naadiga Jeenyo Oo Taako U Dhigtay Raadsan Kulan Ka Tirsanaa S.P.L.
Kooxaha kubbadda cagta Raadsan iyo Jeenyo ayaa ku wada cayaaray garoonka Muqdisho Stadium kulan ka tirsanaa wejiga labaad ee horyaalka…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Horseed oo ka talaabsatay dhigeeda Elman SC kulankoodii Galabta S.P.L
Kooxaha Kubadda Cagta Hoseed iyo Elman sc ayaa wada ciyaaray kulan kutirsanaa todobaadka 17aad- wejiba labaad ee horyaalka heerka koobaad…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Safe Fly dalka Sweden oo Qalab Isboorts ugu deeqday da’yarta xaafadda Xamar Jadiid
Kooxda Safe Fly ee ka dhisan wadan Sweden ee qaaradda yurub ayaa Qalab Isboorts soo gaarsiisey dalka, gaar ahaan koox…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Kubbadda Cagta Raadsan oo Samaysay Diyaargroow Ka Hor kulanka Ay Wajahayaan Naadiga Jeenyo S.P.L.
Kooxda kubbadda cagta Raadsan ayaa ku jirto diyaar garoow xoogan ka hor kulanka xiisaha badan ay la cayaari doonaan naadiga…
Read More » -
SAWIRRO: Muxuu Ku Dhammaaday Kulankii U Dhexeeyay Kooxaha Dekaddaha & MCC Ee Ka Tirsanaa S.P.L.
Kulankan oo u dhexeeyay kooxaha Muqdisho City iyo Dekaddaha kana tirsanaa wejiga labaad ee horyaalka heerka koowaad S.P.L tudabaadkii 14-aad…
Read More » -
SAWIRRO: Shirkadda A2Z Sports House Oo Qalab Isboorts Guddoonsiisay Itaal Football Academy.
Shirkadda Qalabka Sports-ka A2Z Sports House ayaa guddoonsiisay qalab sports oo isugu jiro maaliyado iyo kubbado lagu cayaaro oo ay…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Kubbadda cagta Horseed oo maanta tababarkeeda Ugu Dabaal-degtay todabaadka Xuriyadda 26-June 2021
Kooxda kubadda horseed oo ku jirto diyaar garoowga dib u bilaabashada horyaalka Somali Premier League oo dib u furmayo berito…
Read More » -
SAWIRRO: kooxda Kubadda Cagta MCC oo Ku Jirto Diyaar Garoow Ka Hor Kulanka Ay La Cayaari Doonto Kooxda Dekaddaha S.P.L
Kooxda kubadda cagta MCC oo hoggaamineyso horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Somali Prewmier League ayaa ku jirto diyaar garoow xoogan…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka Soomaaliya oo Ciyaar adag soo bandhigey kulankii isreeb-reebka Fifa Arab Cup ee Cumaan
Xulka Kubadda Cagta dalkeena Soomaaliya ayaa guul daro dirqi ah, kasoo gaartay kulan ciyaareed hal weji oo ay garoonka Jassim…
Read More »