Breaking News
-
SAWIRO: Degmooyinnka Shingaani & Warta Nabada Oo U SOO Gudbay Warreega Sideed Dhamaadka Tartanka Degmooyinka.
Waxaa soo dhamaaday heerkii guruubyada tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka banaadir illaa iyo labo kulan oo ka tirsan Guruubka C…
Read More » -
SAWIRO: Degmooyinka Warta Nabada & Shingaani Oo Guulo Muhiim Ah Gaaray.
Waxaa galabta la ciyaaray labo kulan oo ka tirsan tartanka kubadda cagta  degmooyinka Gobalka banaadir xili guulo muhiim ah ay…
Read More » -
SAWIRO: Nuune Haashimi Axmed Oo Ku Biiray Kooxda Elman .
Kooxda kubadda cagta Elman FC ayaa manta warbaahinta u soo bandhigtay saxiix kale waxaana ay la soo warreegeen ciyaaryahankii hore…
Read More » -
SAWIRO: Degmooyinka Waaberiy & Hodan Oo U Soo Gudbay Wareega Sideed Dhamaadka Tartanka Kubadda Cagta Gobalka Banaadir.
Illaa iyo labo kulan oo ka tirsan Tartannka kubadda cagta degmooyinka gobalka banaadir ayaa galabta lagu kala ciyaaray Garoomada kubadda…
Read More » -
SAWIRO: Degmada Kaaraan Oo U Gudubtay Warreega Sideed Dhamaadka Tartanka Degmooyinka.
Degmada Kaaraan ayaa galabta u soo gudubtay warreega sideed dhamaadka tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir muddo saddex sano kadib Degmada Kaaraan…
Read More »