Breaking News
-
Sawirro: Dekedda iyo Horseed oo bareejo ku hishiiyay,iyo Elman FC fursad weyn iska lumisay.
kooxaha Dekedda iyo Horseed ayaa maanta ciyaaray kulan xiisa badan oo ka tisanaa horyaalka Somaliya 2018/2019. kulankaan oo muhiim weyn…
Read More » -
Paul Pogba oo sheegay in la joogo waqtigii uu ka tagi lahaa kooxda Man United.
Paul Pogba ayaa sheegay in xagaagan uu noqon karo waqtigii ugu fiican ee uu u dhaqaaqi karo koox kale,asiga oo…
Read More » -
DAAWO: Messi iyo xulkiisa Argentina oo guuldaro ku bilaaway Copa America 2019.
xulka kubadda cagta ee Argentina ayaa guuldaro xanuun badan ku bilaaway copa America 2019. Messi iyo xulkiisa oo ka mid…
Read More » -
DAAWO: Xulka kubadda cagta Ukraine oo ku guulaysatay Koobka Adduunka ee ciyaartoyda 20-ka sano ka yar
Ukraine ayaa ka soo kabsatay gool looga hormaray,ka dib markii South Korea ku garaaceen 3-1 islamarkaana ku guuleysatay koobka aduunka…
Read More » -
SAWIRRO: Real Madrid oo soo bandhigtay saxiixooda cusub ee Eden Hazard.
Eden Hazard ayaa sheegay inuusan aheyn Galactico, lakiin ,wuxuu sheegay in uu iskudayi doono in uu ka fiicnaado hadii uu…
Read More » -
SAWIRRO: Madaxweynaha Somaliya oo xaflad dhiiri galin ah u sameeyay bahda Sports-ka,iyo Bilad sharaf la gudoonsiiyay Astaansports.
Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabudllahi Maxamed Fermaajo ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Somaliya ku qaabilay ciyaaryahanada Xulka Somaliya ee guulo ka soo…
Read More » -
Daawo: Xulka kubadda cagta Portugal oo ku guuleestay koobka Yurub UEFA Nations League 2018/2019.+SAWIRRO.
xulka kubadda cagta ee portugal ayaa ku guuleesatay koobka ku cusub qaarada yurub ee loo yaqaano UEFA Nations League 2018/2019. koobkaan…
Read More » -
Fadeexad soo wajahday hogaanka kubadda cagta ee Africa.
Gudoomiyaha kubadda cagta Africa Africa Ahmad Ahmad ayaa su’aal weyndiin kalakulamay maamulka Faransiiska Khamiistii, sida ay baahisay FIFA. Xiriirka kubadda…
Read More » -
Real Madrid Oo Dooneysa In Gareth Bale Uu qayb ka noqdo saxiixa Paul Pogba.
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay sameysay dadaal cusub oo ay kula soo saxiixaneyso Paul Pogba oo ka imid…
Read More » -
Real Madrid oo xaqiijisay saxiixa laacibkii hore ee kooxda Chelsea Eden Hazard.
Real Madrid ayaa xaqiijisay in heshiis shan sano ah ka saxiixatay laacibkeeda cusub ee Eden Hazard. 28 jirkaan ayaa si…
Read More »