Breaking News
-
SAWIRRO: Degmada Dharkenley oo guul dirqi ah ka gaartay dhigeeda Xamar wayne tartanka k/koleyga Degmooyinka.
Degmada Dharkenley ayaa guul dirqi ah ka gaartay dhigeeda Xamar wayne kulan ka tirsanaa tartanka kubbadda koleyga Degmooyinka iyo Deegaannada…
Read More » -
Kulamo ka tirsan tartanka kubbadda koleyga oo galabta la cayaari doono.
Labo kulan oo ka tirsan tartanka kubbadda koleyga Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir ayaa galabta lagu cayaari doonaa garoonka Wiish…
Read More » -
SAWIRRO: Degmada Cabdicasiis oo guul ku furatay tartanka K/koleyga Degmooyinka & Deegaannada Gobolka Banaadir
Degmada Cabdicasiis ayaa guul weyn ka gaartay degmada Boondheere kulan ka tirsanaa Guruubka C tartanka kubbadda koleyga Degmooyinka iyo Deegaannada…
Read More » -
Allaha u naxariisto waxaa goor dhow geeriyooday taageerihii Degmada Dharkenley Saalax Faarax Jaamac Geelle.
Allaha u naxariisto waxaa goor dhow ku geeriyooday Hospitaalka Dr. Sumait ee Degmada Hodan, taageerihii caanka ahaa Degmada Dharkenley Saalax…
Read More » -
SAWIRRO: Maamulka Degmada Howlwadaag oo kulan dhiiragalin ah u sameeyay xiddigaha Kubbadda Kolleyga.
Maamulka cayaaraha Degmada Howlwadaaga ayaa kulan casho dhiiragalin ah u sameeyay cayaartoyda kubbadda koleyga Degmada Howlwadaag oo shalay guul ku…
Read More » -
Tartanka Kubbadda Kolleyga Dagmooyinka iyo Deegaannada G.Banaadir oo galabta ka furmi doono garoonka Wiish.
Tartanka kubbadda kolayga Degmooyinka & Deegaannada Gobolka Banaadir ayaa galabta ka furmi doono garoonka Wiish Stadium, ee Degmada Cabdicasiis. Kulanka…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka kubbadda cagta Somalië League Nl oo berri lagu soo gabagabeen doono dalka Holand.
Tartankan kubbadda cagta Somalië League Nl ayaa loo qabtay kooxo Soomaali ah oo ka dhisan dalka Holan waxaana berri oo…
Read More » -
SAWIRRO: Maamulka Naadiga Elman Hasselt ee dalka Belgium-ka oo macalin cusub magacaabay.
Maamulka Naadiga Elman Hasselt ayaa casho sagootin ah iyo magacaabista macalinka cusub ee Naadiga Elman u sameeyay macalin Mahad Muxudiin…
Read More » -
Kaalintee ayuu kaga jiraa Stadium Muqdisho Garoomada ugu waaweyn Qaaradda Afrika.
Garoonka kubbadda cagta Stadium Muqdisho waxaa la dhisay sannadkii 1977-dii, waxaana dhisay injineero shiinees ah, iyada oo maalgalinta ay lahayd…
Read More » -
SAWIRRO: Da’yarta Istar Academy oo tababar ku sameeyay mid ka mid ah garoomada xaafadda Seybiyaano.
Istar Academy oo ah koox dhallinyaro ah oo ka dhisan Xaafadda Seybiyaano ee Degmada Hodan ayaa tababar ku sameeyay mid…
Read More »