HORYAALADA
-
Maxaa farqi u dhexeeya horyaalka Uganda iyo horyaalka Somalia premier league?
Maxamed Jelmeni waa weeraryahanka kooxda Raadsan sidoo kale waa gooldhaliyaha ugu sareeyo kooxda Raadsan FC. wuxuu ciyaaraya horyaalka sedex kulank,wuxuu…
Read More » -
Barcelona oo shaqada ka ceyrisay Ernesto Valverde waxayna bedalkiisa magacaawday Quique Setien
Barcelona ayaa ceyrisay macalinkiisii Ernesto Valverde waxayna ku bedeleen tababarihiii hore ee Real Betis Quique Setien. Valverde, oo 55 sano…
Read More » -
Mohamed Omar Daud oo ku guuleysatay abaal marinta laacibka ugu da’dayar Somalia 2019.
Mohamed Omar Daud oo ahaa kabtankii xulka Soomaaliya U-15 ayaa ku guuleestay Abaalmarinta Laacibkii ugu fiicnaa laacibiintii ugu da’dayaraa laacibiinta…
Read More » -
Abuukar Said Omar (Awbaari) oo ku guuleysatay abaal marinta taageeraha ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019.
Taageeraha Caanka ah ee kooxda Heegan Abuukar Siciid Cumar (Awbaari) ayaa ku guuleestay Abaalmarinta taageeraha ugu fiican dhamaan taageeryaasha kubada…
Read More » -
Faysal Ahmed oo ku guuleysatay abaal marinta Best Diaspora Player 2019.
laacibka kooxda Muqdisho City iyo xulka qaranka Soomaaliya Faysal Axmed ayaa ku guuleestay Abaalmarinta laacibkii ugu fiicnaa ciyaaryahanada dibad jooga…
Read More » -
Omar Abdullahi Mohamed oo ku guuleysatay abaal marinta Best National Striker 2019.
Omar Abdullahi Mohamed ayaa ku guuleysatay abaal marinta weeraryahanka ugu fiicnaa xulka qaranka Soomaaliya 2019,waxa ay tani u ahayd guushii…
Read More » -
DAAWO: Real Madrid ku garaacday Atletico Madrid Finalka Spanish Super Cup.
Sergio Ramos ayaa dhaliyay laadka xorta ahaa ee ugu dambeeyay, iyadoo Real Madrid ay 4-1 ku garaacday Atletico Madrid ciyaar…
Read More » -
DAAWO: Abdiweli Abdirahman oo ku guuleysatay abaal marinta Daafca ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019.
Abdiweli Abdirahman oo ku guuleysatay abaal marinta Daafca ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019,ka dib munaasabad ka dhacday Muqdisho.…
Read More » -
halyeeyga Roma Daniele de Rossi oo ciyaaraha ka fariistay isagoo da’diisu tahay 36
Xiddiga ku guuleystay Koobka Aduunka ee Daniele de Rossi ayaa ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fadhiistay isagoo jira da’da 36…
Read More » -
SAWIRRO: Elman FC oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Jaziira Sports club
Elman FC oo guul weyn ka gaartay kooxda Jaziira Sports Club,ka dib markii ay ku kulmeen kulan ka tirsan Somali…
Read More »