HORYAALADA
-
Xulka kubada cagta Degmada Shibis oo si raaxa leh u soo gaaray wareegga sideed dhamaadka.
Xulka kubada cagta degmada Shibis oo si raaxa leh u soo gaaray wareegga xiga ee tartanka kubada cgata degmooyinka Gobolka…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Golf Pan Arab Championships oo ka furmay Cairo, Masar,iyo xulka Soomaaliya oo ka qaybgalaya.
Dalka Masar,waxaa si rasmi ah kaga furmay Tartanka Golf Pan Arab Championships,waxaa uu sanadkaan yahay mid ka duwan sanadkii hore. Tababaraha…
Read More » -
SAWIRRO:Degmada kaaraan oo ka hartay tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019.
Degmada kaaraan ayaaa guud ahaan macsalaameesay tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. kulankaan,wuxuu ku soo dhamaaday 2-1 oo ay…
Read More » -
Degmooyinka Warta Nabada iyo Xamarweyne oo bareejo ku hishiiyay.
Degmooyinka kala ah Warta Nabada iyo XamarWeyne ayaa maanta ku kulmay kulan ka tirsan tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir…
Read More » -
Degmada Shibis oo iska qasaarisay fursad ay ku tagi lahayd wareegga sideed dhamaadka
Degmada Shibis ayaa maanta wajahday dhigeeda Hiliwaa,kulan ka tirsan tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. kulankaan ,wuxuu ahaa mid…
Read More » -
Degmad Waaberi oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Howlwadaag.
Degmada difaacanayso koobka kubada cagta degmooyika Gobolka Banaadir ee Waaberi ayaa gaartay maanta guushii labaad oo xiirir ah,ka dib markii…
Read More » -
Degmada Warta Nabada oo guul dirqi ah ka gaartay dhigeeda X/jajab.
Degmada Warta Nabada ayaa guul muhiim ah oo ay u baahneed ka gaartay degmada X/jajab,ka dib markii ay ku kulmeen kulan…
Read More » -
Degmada Hodan oo u soo baxday wareegga sideed dhamaadka ee tartanka kubada cagta Degmooynka G.Banaadir 2019.
Degmada Hodan oo sanadkii hore gaartay wareegga afarad dhamaadka ee tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ayaaa maanta xaqiijisay wareegga…
Read More » -
Cristiano Ronaldo: Waxaan doonayaa inaan ku guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or in kabadan Lionel Messi
Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu doonayo inuu ku guuleysto abaalmarino badan oo ah Ballon d’Or in ka badan inta uu…
Read More » -
Shingaani iyo Dharkenley oo bar-baro ku heshiiyay.
Degmooyinka kala ah Shangaani iyo Dharkenley ayaa bareejo ku hishiiyay,ka dib markii ay 0-0 ay labada degmo ku kala tageen…
Read More »