HORYAALADA
-
Man United Oo Dooneysa Inay U Dhaqaaqdo Saxiixa Joao Cancelo.
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay soo bandhigtay xiisaha ay u qabto Joao Cancelo iyadoo Juventus ay ka fiirsaneyso…
Read More » -
Barcelona Oo Ku Dhow Inay La Soo Wareegto Kabtanka Ajax Matthijs de Leif
Barcelona ayaa heshiis la gaartay kabtanka Ajax Matthijs de Lamt.sid aay sheegayaan wararka ka imaanaayo dalka Spain. Xiddiga heerka caalami…
Read More » -
Garsoorayaasha qaban doono Final-ka Champions League iyo Europa League oo lagu dhawaaqay.
Damir Skomina ayaa garsoore ka noqon doona final-ka Champions League ee u dhaxeeya Tottenham iyo Liverpool. 42 jirkaan ayaa Manchester…
Read More » -
Antoine Griezmann oo xaqiijiyay in uu ka tagaayo Atletico Madrid dhamaadka xilli ciyaareedkan
Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo dhamaadka xilli ciyaareedkaan kooxdiisa, ka dib shan sanno uu…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Playstation Ee ASTAAN SPORTS Ee Bisha RAMADAN Oo si rasmi ah u furmay.
Taratan gacmeedka ciyaaraha ee Playstation ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u furmay,ayadoo ay dhaceen laba kulan oo aad…
Read More » -
Paul Pogba Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Kooxda Real Madrid.
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa lagu soo waramayaa inuu u sheegay inuu ku biirayo Real Madrid…
Read More » -
Manchester United oo soo gabagabeyneysa go’aanka David De Gea
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay siisay David de Gea hal toddobaad oo kale in uu go’aan kagaaro mustaqbalkiisa…
Read More » -
Fool ka Fool: Taageeryaasha Man United Vs Barcelona oo kulmay ka hor kulanka caawa.
kooxaha Man United Vs Barcelona ayaa caawa ku balasan lugta kowaad wareegga sideed dhamaadka ee koobka kooxaha yurub. Astaansports ayaa…
Read More » -
KOOXDA MUQDISHO CITY OO LA SOO WAREEGTAY LAACIB CAAN KA AH QAARADA AFRICA
kooxda ka ciyaaro horyaalka heerka kowaad ee Somaliya Muqdisho City Clup ayaa la soo wareegtay ciyaaryahan u dhashay dalka Cammeron…
Read More » -
malagu guuleesan karaa dagaal ka dhanka ah midib Takoorka ragaadiyay kubadda cagta yurub?
Inta badan qaaradda yuurb waxaa ragaadiyay takoor walina uma muuqato in lagu guuleestay. HADABA XALAKA WAA SIDEE?
Read More »