HORYAALADA
-
Manchester United oo aan ka quusan saxiixa Eder Militao
Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay weli dooneyso daafaca FC Porto Eder Militao inkastoo ay jiraan warar xoogan oo…
Read More » -
Real Madrid oo indhaha ku heysa Bernardo Silva
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay aad ugu baahan tahay weeraryahanka Manchester City Bernardo Silva dhamaadka xilli ciyaareedkan. Silva…
Read More » -
Arsenal oo dooneysa inay lasoo saxiixato Hirving Lozano
Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka kooxda PSV Eindhoven Hirving Lozano. Lozano, oo si wacan ugu ciyaaray…
Read More » -
Mushaaraadka Chelsea ay siin doonto Gonzalo Higuain oo la shaaciyay.
Gonzalo Higuain ayaa lagu soo waramayaa inuu £ 270,000 ka qaadan doono todobaadkii hadii uu ku biiro Chelsea ,asiga oo…
Read More » -
Trent Alexander-Arnold oo ku dhow inuu heshiis cusub u saxiixo kooxdiisa
Trent Alexander-Arnold ayaa qarka u saaran inuu heshiis cusub oo shan sanno ah u saxiixo kooxdiisa Liverpool,wuxu hishiiska socon doonaa …
Read More » -
Marko Arnautovic oo dhaawac ku seegaya kulanka kooxda Bournemouth
Marko Arnautovic ayaa laga saaray xulka kooxda West Ham ciyaartii sabtida ee horyaalka Premier League ee kooxdiisa wajahayso Bournemouth. 29…
Read More » -
Marouane Fellaini oo garoomada ka maqnaan doono muddo bil ah.
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Marouane Fellaini ayaa garoomada dhaawac uga maqnaan doona seddex ama afar isbuuc, sida uu…
Read More » -
Anthony Martial oo heshiis cusub u saxiixaya Manchester United
Weeraryahan Anthony Martial ayaa lagu soo waramayaa inuu u ku dhowyahay inuu qandaraas cusub u saxiixo Manchester United. Martiala ayaa…
Read More » -
Barcelona oo dooneysa inay heshiis cusub ka saxiixato Denis Suarez
Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso Denis Suarez inay qandaraas cusub ka saxiixato ka hor inta uusan u dhaqaaqin…
Read More » -
SAWIRRO: Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir oo kulan lagu derdergelinayo qorsha Howleedka Isboortiga sanadka 2019 ku qabtay xarunta degmada Warta Nabadda.
Maamulka isboortiga Gobolka Banaadir oo ka duulaya qorsha Howleedkiisa horumarinta Isboortiga sanadkan cusub 2019 ayaa kulan looga hadlayo darderglinta iyo…
Read More »