HORYAALADA
-
SAWIRRO: Kooxda Horseed oo ka talaabsatay Midnimo kulankoodii galabta ee Horyaalka dalka
Kooxda Ciidanka xoogga ee HORSEED yaa guul weyn ka gaartay dhigeeda Midnimo Fc kulan ciyaareedkoodii kutirsana wejiga lbaad ee horyalka…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Dekedaha iyo Laacibkooda cusub oo meel iska saaray dhiggooda Gaadiidka Horyaalka S.P.L
Naadiga kubadda cagta ee Dekedda ayaa guul muhiim ah ka gaartay dhiggeeda Gaadiidka kulan ciyaareed qeyb ka ahaa wejiga labaad…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Elman Oo Taako U Dhigtay MCC Kulan Ka Tirsanaa S.P.L.
Ciyaartan oo ahayd mid aad u adag ayaa ku bilaawatay dar dar xoogan iyadoo lagu ciyaarayay garoknka Muqdisho Stadium, waxaana…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Jeenyo Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Naadiga G/Afrika Kulan Ka Tirsanaa S.P.L
Kulankaan oo ahaa mid aad u xiiso badan waxey soo bandhigeen labada dhinac kubad ku dhisan weerar iyo weerar celis…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Heegan oo guul ku biloowdey Wejiga Labaad Horyaalka dalka oo dib u furmay
Wejiga labaad horyaalka heerka Koobaad ee dalka Somali Premier league 2020/2021 ayaa dib uga furmay garoonka weyn ee Muqdisho Stadium…
Read More » -
Kulan Ka Tirsan Tartanka Astaan Business Cup 2021 Wareeggiisa Sideed Dhamaadka Oo Galabta la Ciyaari Doono.
Waxaa galabta la ciyaari doono kulan ka tirsan Tartanka Astaan Business Cup 2021 warreeggiisa sideed dhamaadka.Kulankan ayaa u dhexeeyo shirkadaha…
Read More » -
Kulamadii Ugu Dambeeyay Tartanka Astaan Business Cup 2021 Wareeggiisa 16-ka Oo Galabta la Ciyaari Doono
Galabta ayaa la ciyaari doono kulamadii ugu dambeeyay warreega 16-ka kooxood Tartanka Astaan Business Cup 2021 kaasi oo si xiiso…
Read More » -
Labo Kulan Oo Ka Tirsan Tartanka Astaan Business Cup 2021 Wareeggiisa 16-ka Oo Galabta la Ciyaari Doono
Waxaa galabta la ciyaari doona labo kulan oo ka tirsan tartanka Astaan Businness Cup 2021 wareeggiisa 16-ka kooxood ee bug-baxa,…
Read More » -
Tartanka Astaan Business Cup 2021 Oo Soo Gaaray Wareeggiisa 16-ka.
Tartanka xiisaha badan ee Astaan business Cup ayaa soo gaaray wareegga 16-ka kooxood ee bug-baxa, tartankaan oo ay ka qaybgalayeen…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Kubadda Cagta Elman Oo Soo Bandhigtay Saxiix Cusub.
Kooxda kubadda cagta Elman SC ayaa soo bandhigtay, Ciyaaryahan Abdikarim Axmed Maxamed (Gurey )oo tartankii maamul gobaleedyada 2020 garabka bidix…
Read More »