HORYAALADA
-
SAWIRRO: Kooxda Horseed Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Naadiga Jeenyo S.P.L
Kooxaha Horseed iyo Jeenyo ayaa galabta ku wada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsanaa horyaalka heerka koobaad ee dalkeena somaali…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda MCC oo kusoo laabatay Hogaaminta horyaalka heerka koobaad SPL
Kooxaha Kubadda cagta MCC iyo Midnimo ayaa galabta kuwada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League, 2020/21,ciyaartan…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Gaadiidka oo Nus dersan Goolal ku harqisey Geeska Afrika Horyaalka SPL
Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka ayaa guul weyn ka gaartay dhigeeda Geeska Afrika oo ay wada ciyaareen kulan ciyaareed ku…
Read More » -
SAWIRRO: Raadsan Oo Dib Ugu Soo Laabatay Hoggaanka Horyaalka S.P.L Kadib Guul Ay Ka Gaartay Kooxda Dekaddaha.
Kooxda kubadda cagta Raadsan ayaa dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Somali Premier league kadib guul ay galabta ka gaartay…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Heegan oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Elman horyaalka SPL
Kooxaha kubada Cagta Heegan iyo Elman ayaa wada ciyaaray kulan ciyaareed kutirsanaa kulamadii Lixaad ee wejiga koobaad horyaalka heerka koobaad…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda K/Cagta Jeenyo Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaartay Naadiga Midnimo.
Kooxda kubadda cagta Jeenyo ayaa galabta guul dirqi ah ka gaartay naadiga Midnimo kulan ka tirsanaa horyaalka Somaali Premier league…
Read More » -
Kooxda K/Cagta Horseed Oo Iska Xaadirisay Kaalinta 3-aad SPL Kadib Guul Ay Gaartay Naadiga G/Afrika.
Kooxda kubadda cagta horseed ayaa galabta guul ay ka gaartay naadiga G/afrika waxey ku xaqiijisay booska saddaxaad ee kala sareynta…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda MCC oo si dirqi ah kula wareegtay Hogaanka horyaalka SPL kadib kulan xiiso lahaa
Kooxda Kubadda cagta ee MMC ayaa markii ugu horeeysay la wareegtay hogaanka horyaalka Dalka kadib markii ciyaar aad u kululeyd…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Elman oo guul Dirqi ah ka gaartay kooxda Gaadiidka Horyaalka SPL
Kooxaha kubada Cagta Elman iyo Gaadiidka ayaa wada ciyaaray kulan ciyaareed kutirsanaa kulamadii Lixaad ee wejiga koobaad horyaalka heerka koobaad…
Read More » -
SAWIRRO: Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii U Dhexeeyay Kooxaha Heegan & Dekaddaha.
Kulankaan oo ka tirsanaaa horyaalka Somali Premier league warreegiisa 6-aad ayaa galabta lagu ciyaaray garoonka Eng-yariisoow ee degmada C/casiis. Ciyaartan…
Read More »