HORYAALADA
-
Horyaalkii 36aad ee Ciyaaraha Fudud oo Muqdisho si rasmi ah uga Furmay
Waxaa Magaaalada Muqdiso ka furmay horyaalkii 36-aad ee Xiriirka Ciyaaraha fudud kaasi oo kamid ah tartamada Sanadlaha ah ee uu…
Read More » -
SAWIRRO: isku aadka tartanka Somali youth league oo maanta Muqdisho lagu sameeyay.
Xarunta xiririka Soomaaliyeed ee kubbaadda cagta ,waxaa maanta lagu sameeyay isku aadka tartanka Scholada ee Somali youth league. Tartanka sanadkaan…
Read More » -
Horyaalka France oo furmay ,ka dib 167 maalmood uu hakad ku jiray.
Xilli ciyaareeda cusub eee horyaalka Faransiiska Ligue 1 ayaa xalay la daah furay,ka dib 167 maalmood ka dib markii la’baabiyay…
Read More » -
Kabtanka Manchester United Harry Maguire oo la xiray ka dib shil ka dhacay jasiiradda Mykonos khamiistii.
Daafaca reer England oo 27 jir ah ayaa fasax ku jooga dalka Giriiga,waxaa la sheegay in uu ku lug yeeshay…
Read More » -
Wayne Rooney oo maamuli doona England ciyaarta kubbadda cagta ee Soccer Aid oo ka dhaceysa Old Trafford bisha Sebtember.
Rooney, oo ah hogaamiyaha gooldhalinta ee xulka England, ayaa nasiib u yeeshay inuu ku hogaamiyo seddexda libaax ee ka hor…
Read More » -
SAWIRRO: Xiriirka Somaliyeed ee kubbadda cagta oo tababar u soo gabagabeeyay garsoorayasha dhexdhexaadin doonaan tartanka fustalka.
Xiriirka Somaliyeed ee kubbadda cagta ayaa usoo gabagabeeyay tababar garsoorayasha dhexdhexaadin doonaan tartanka fustalka. Tababarkaan,wuxuu socday muddo laba maalmood ah,waxaa…
Read More » -
Furitaanka horyaalka Ligue 1 oo dib loo dhigay
Ciyaartii furitaanka ee xilli ciyaareedkii ugu sarreeyay horyaalka Faransiiska ee 2020-21 ayaa dib loo dhigay ka dib markii afar tijaabo…
Read More » -
Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Xanta Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.
Horyaalka Premier League ayaa waxaa lagu dhiirigeliyay in uu “la wareego” imtixaanka milkiileyaasha iyo agaasimayaasha doonaya in ay iibsadaan kooxha…
Read More » -
Wararkii ugu dambeeyey ee xanta suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda.
Manchester City ayaa dhameystirtay saxiixa 23 jirka garabka uga ciyaara kooxda Valencia Ferran Torres 23 milyan euro oo u dhiganta…
Read More » -
Xiliga uu bilaaban doono Xili Ciyaareedka cusub ee Premier League oo la shaaciyay.
Xilli cayaareedka 2020-ka Premier League wuxuu bilaabmi doonaa 12ka Sebtember. Duulimaadka ugu sareeya, ololuhu wuxuu dhamaan doonaa 23 May, halka…
Read More »