Sports
-
D/Xamar Jajab oo mudo ka dib markii ugu horeesay u soo baxday wareegga afar dhamaadka tartanka kubada cagta D.G.Banaadir.
Degmada D/Xamar Jajab.ayaa guul weyn ka gaartay dhigeeda Hodan,ka dib markii ay ku kulmeen wareegga Afar dhamaadka ee koobka kubada cagta…
Read More » -
Degmada shangaani oo markii labaad oo xiriri ah u soo baxday heerka afar dhamaadka ee Koobka kubada cagta degmooyinka G.Banaadir 2019.
Degmada Shangaani ayaa markii labaad oo xiriir ah u soo baxday heerka afar dhamaadka ee Koobka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. Degmooyinka…
Read More » -
SAWIRRO: Degmada Waaberi oo markii shanaad oo xiriir ah u soo baxday sama finalka koobka degmooyinka G.Banaadir 2019
Degmada difaacanayso koobka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ee Waaberi ayaa markii shanaad oo xiriir ah gaartay sama finalka koobka…
Read More » -
SAWIRRO: Tartan kubada cagta ah oo lagu soo gabagabeeyay Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.
Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo mudooyinkii ugu dambeeyay ka socday garoonka weyn…
Read More » -
Xulka kubada cagta Degmada Shibis oo si raaxa leh u soo gaaray wareegga sideed dhamaadka.
Xulka kubada cagta degmada Shibis oo si raaxa leh u soo gaaray wareegga xiga ee tartanka kubada cgata degmooyinka Gobolka…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Golf Pan Arab Championships oo ka furmay Cairo, Masar,iyo xulka Soomaaliya oo ka qaybgalaya.
Dalka Masar,waxaa si rasmi ah kaga furmay Tartanka Golf Pan Arab Championships,waxaa uu sanadkaan yahay mid ka duwan sanadkii hore. Tababaraha…
Read More » -
SAWIRRO:Degmada kaaraan oo ka hartay tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019.
Degmada kaaraan ayaaa guud ahaan macsalaameesay tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. kulankaan,wuxuu ku soo dhamaaday 2-1 oo ay…
Read More » -
Degmooyinka Warta Nabada iyo Xamarweyne oo bareejo ku hishiiyay.
Degmooyinka kala ah Warta Nabada iyo XamarWeyne ayaa maanta ku kulmay kulan ka tirsan tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir…
Read More » -
Degmada Shibis oo iska qasaarisay fursad ay ku tagi lahayd wareegga sideed dhamaadka
Degmada Shibis ayaa maanta wajahday dhigeeda Hiliwaa,kulan ka tirsan tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. kulankaan ,wuxuu ahaa mid…
Read More » -
Degmad Waaberi oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Howlwadaag.
Degmada difaacanayso koobka kubada cagta degmooyika Gobolka Banaadir ee Waaberi ayaa gaartay maanta guushii labaad oo xiirir ah,ka dib markii…
Read More »