Sports
-
Fadeexad soo wajahday hogaanka kubadda cagta ee Africa.
Gudoomiyaha kubadda cagta Africa Africa Ahmad Ahmad ayaa su’aal weyndiin kalakulamay maamulka Faransiiska Khamiistii, sida ay baahisay FIFA. Xiriirka kubadda…
Read More » -
Real Madrid Oo Dooneysa In Gareth Bale Uu qayb ka noqdo saxiixa Paul Pogba.
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay sameysay dadaal cusub oo ay kula soo saxiixaneyso Paul Pogba oo ka imid…
Read More » -
Real Madrid oo xaqiijisay saxiixa laacibkii hore ee kooxda Chelsea Eden Hazard.
Real Madrid ayaa xaqiijisay in heshiis shan sano ah ka saxiixatay laacibkeeda cusub ee Eden Hazard. 28 jirkaan ayaa si…
Read More » -
Daniel James oo ku biiray kooxda Man United.
Manchester United ayaa ku dhawaaqday inay heshiis la gaartay xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Swansea City ee Daniel James. 21…
Read More » -
Ciyaaryahankii weynaa Jamaal Soofe Yaasiin (Jamaal Gadari) oo geeriyooday.
Ciyaaryahankii weynaa Jamaal Soofe Yaasiin (Jamaal Gadari) Ilaahay ha u naxariisto. Xalay buu geeriyooday isaga oo ay da’diisu tahay 48…
Read More » -
SAWIRRO: DEGMADA CABDICASIIS OO KU GUULEESATAY TARTAN GACMEEDKA CIYAARAHA ASTAANSPORTS 2019.
Tartanka Playstation 4 Ee Degmooyinka Gobolka Banaadir Ee Bisha RAMADAN 2019 oo maanta la soo gabagabeeyay,xili koobka ku guuleesatay degmada…
Read More » -
DAAWO:Liverpool oo ku guuleestay koobka Champions League 2018/2019,+SAWIRRO.
Liverpool iyo Tottenham Hotspur ayaa caawa wada ciyaaray kama dambeesta koobka kooxaha yurub ee Champions League. Kulankaan wuxuu ka dhacay…
Read More » -
Jose Antonio Reyes: Ciyaaryahankii hore ee Arsenal oo geeriyooday ,ka dib shil gaari uu galy.
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jose Antonio Reyes ayaa ku geeriyooday shil baabuur ,asiga oo ay da’diisu tahay 35 jir,…
Read More » -
Tartan Gacmeedka ciyaaraha Astaansports oo soo gaaray wareegga wareegga bug baxda,+SAWIRRO.
Tartan gacmeedka ciyaaraha ps4 ee Astaansports ayaa soo gaaray wareegga bug baxda,ayadoo sanadkaan ay ka qaybgalayaan 17-ka degomo ee Gobolka…
Read More » -
Warbixin: Ole Gunnar Solskjaer oo afar ciyaaryahan ka dhiri doono Manchester United ah
Ole Gunnar Solskjaer ayaa lagu soo waramayaa inuu soo gabagabeeyay liiska ciyaartoyda Manchester United oo uu doonayo inuu ka takhaluso…
Read More »