Sports
-
Manchester City Oo Laga Yaabo Inay Laga Mamnuucaan Champions League.
Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ganaax uga maqnaaneyso Champions League haddii lagu helo inay ku xad gudubtay sharciyada…
Read More » -
Arjen Robben: ‘Waxaan doonayay inaan ku biiro Manchester United ka hor Chelsea.
Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara kooxda Bayern Munich Arjen Robben ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu ku biiro Manchester United…
Read More » -
Luka Modric oo ku guuleysatay riyadii caruurnimadiisa,ka dib markii uu hantay Abaalmarinta Ballon d’Or 2018.
Luka Modric ayaa qirtay inay u rumowday riyadiisa, ka dib markii uu si wacan uga dhex muuqday sannadkii 2018dii, isagoo…
Read More » -
Warbixin: Liiska 30-ka musharax ee Ballon d’Or France Football 2018
maanta oo Isniin ah waxaa lagu dhawaaqaya laacibka ku guuleestay Abaalmarinta Ballon d’Or ,waxaa mudo 10 sano ka dib Abaalmarinta ku guuleesan…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Astaan Films oo markii ugu horeesay u soo baxday finalka koobka astaan cup
Kooxda Astaan Films ayaa 3 iyo 1 ku garaacday kooxda Astaan Ubad iyadoo ay u gudubtay kulanka kama dambeysta ah…
Read More » -
(no title)
Kooxda Astaan Films ayaa 3 iyo 1 ku garaacday kooxda Astaan Ubad iyadoo ay u gudubtay kulanka kama dambeysta ah…
Read More » -
SAWIRRO: kooxda Astaantv oo markii labaad oo xiriir ah u soo baxday finalka koobka astaan cup, kadib guul ay ka gaartay kooxda Astaansports
kooxda Astaantv oo markii labaad oo xiriir ah u soo baxday koobka astaan cup,xili ay koobka ka saareen kooxda Astaansports…
Read More » -
SAWIRRO: kooxda Astaansports oo gaartay guushii ugu horeesay koobka astaan Cup 2018.
waxaa wali ka soconaya Magaalada Muqdisho tartanka kubada cagta astan cup 2018. kooxda Astaansports ayaa gaartay guushii ugu horeesay koobka,ka…
Read More » -
SAWIRRO: astaanfilms oo gaartay guushii labaad oo xiriir ah koobka astaan Cup 2018.
taratnka kubada cagta ee Astaan Cup ayaa wali ka socda Magaalada Muqdisho,waxaa shalay kulan aad u adag wada ciyaaray kooxaha…
Read More » -
SAWIRRO: Astaan Ubad oo guul ku bilaawday koobka astaan Cup 2018.
Tartanka kubada cagta ee Astaan Cup ayaa wali ka socda Magaalada Muqdisho,waxaa shalay kulan aad u adag wada ciyaaray Astaan…
Read More »