Sports
-
SAWIRRO: Maxaa ka dhacay kulankii kooxaha Raadsan & Gaadiidka ee Horyaalka Dalka S.P.L ?
Kooxaha kubadda cagta ee Gaadiidka iyo Raadsan ayaa garoonka weyn ee Muqdisho ku wada ciyaaray kulankoodii Wejiga labaad ee horyaalka…
Read More » -
SAWIRRO: Tababaraha Cusub ee hogaamin doona Xulka Soomaaliya oo dalka soo gaaray
Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya ayaa waxaa uu magacaabay dhowaan Tababare cusub oo u dhashey dalka Morocco, kaasi oo soo gaaray…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Heegan oo guul ku biloowdey Wejiga Labaad Horyaalka dalka oo dib u furmay
Wejiga labaad horyaalka heerka Koobaad ee dalka Somali Premier league 2020/2021 ayaa dib uga furmay garoonka weyn ee Muqdisho Stadium…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Blue Sky oo usoo gudubtey Nus-dhamaadka Astaan Business Cup 2021
Kooxda Kubadda cagta ee Sky Blue ayaa usoo baxday Nus dhamaadka Koobka Astaan Business Cup 2021 oo si xiiso badan leh…
Read More » -
6da, April 2021 Maalinta Isboortiga iyo Horumarinta Nabadda
Waxaa maanta loo dabaaldagayaa maalinta Caalimiga ah ee Isboortiga iyo Horumarinta Nabadda, arrintaa oo soo bilaawatay 23 August, 2013 ka…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Raadsan oo markale la wareegtay Hogaanka horyaalka Dalka SPL
Kooxda Kubadda Cagta ee Raadsan ayaa guul kusoo xirtay wejiga koobaad ee horyaalka kubadda Cagta dalka kadib markii ay 1-0…
Read More » -
SAWIRRO: Hogaamiyayaasha iyo Horseed oo isku-Garbo dhacay kulankoodii horyaalka SPL ee Galabta
Kooxaha Kubadda cagta MCC iyo Horseed ayaa galabta kuwada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League, 2020/21,ciyaartan…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Heegan oo guul muhiim ah ka gaartay dhigeeda Elman horyaalka SPL
Kooxaha kubada Cagta Heegan iyo Elman ayaa wada ciyaaray kulan ciyaareed kutirsanaa kulamadii Lixaad ee wejiga koobaad horyaalka heerka koobaad…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda MCC oo si dirqi ah kula wareegtay Hogaanka horyaalka SPL kadib kulan xiiso lahaa
Kooxda Kubadda cagta ee MMC ayaa markii ugu horeeysay la wareegtay hogaanka horyaalka Dalka kadib markii ciyaar aad u kululeyd…
Read More » -
SAWIRRO: Hogaamiyayaashii horyaalka oo taako loo dhigey kulan adag oo ay Jeenyo la yeesheen
Kooxaha kubada Cagta Raadsan iyo Jeenyo ayaa wada ciyaaray kulan ciyaareed kutirsanaa kulamadii shanaad ee wejiga koobaad horyaalka heerka koobaad…
Read More »