Sports
-
Sidee Loogu Kala Guulaystay Horyaalka Heerka 1-Aad Ee Soomaaliya,Tan Iyo 1955/ 56
Horyaalka Somaliya markii la bilaabay 1955-56 ,waxa ay ahayd kooxdii ugu horeesay ee ku guuleesatay kooxda Booliiska halka kooxda labaad…
Read More » -
Jordan Henderson: Ku guuleysiga Horyaalka Premier League la’aanta taageerayaasheeda waxay noqon doontaa wax aan caadi aheyn
Kabtanka Liverpool Jordan Henderson ayaa yiri: “Ku ciyaarista Anfield iyo kor u qaadista koobka Premier League iyadoo aysan jirin wax…
Read More » -
Madaxii xiriirka Caalamiga ee XSKK Eng Baana oo London ku geeriyoodey DAAWO WAREYSIGIISA U DANBEEYEY
Allaha u Naxariistee waxaa dalka England gaar ahaan Isbitaal kuyaala magaalada London ku geeriyoodey Madaxii xiriirka Caalamiga ee Xiriirka Kubadda…
Read More » -
Waa Kuma Xiddiga keligii ku tababaranaya garoonka Stamford Bridge ?
Laacibka kooxda Chelsea Marco van Ginkel ayaa lagu dhex arkay isagoo tababar ku qaadanaya garoonka Stamford Bridge maadaama naadiga Chelsea…
Read More » -
Coronavirus: Wayne Rooney oo sheegay in ciyaartoyda kubada cagta loola dhaqmay si aana wanaagsaneen.’
Wayne Rooney ayaa sheegay in dowladda iyo mas’uuliyiinta kubada cagta ay kuula dhaqmeen ciyaartoydii sidii “doofaarradii” markii uu cudurku dillaacay.…
Read More » -
Coronavirus: ciyaartoy shan ka tirsan shaqaalaha kooxda Valencia oo laga helay caabuqa
Shan ka tirsan shaqaalaha kooxda Valencia uu ku jiro laacibka lagu magacaabo Garay ayaa laga helay cudurka ‘coronavirus’, sida ay goor…
Read More » -
Daawo: Maxaa ka dhacay oo Adan ogeyn wareega 1-aad ee Somali Premier League 2019/2020.
Waxaa soo dhamaaday horyaalka kowaad ee Soomaaliya wajiggiisii koowaad,waxaa ka soo baxay kulumo aad u wayn iyo dhacdooyin kala duwan.…
Read More » -
Dominic Thiem oo garaacay Alexander Zverev ,asiga oo gaaray finalka Australian Open 2020.
Dominic Thiem ayaa la kulmi doona nika difaacanaya tartanka ee Novak Djokovic kulanka finalka ee Australian Open ka dib markii…
Read More » -
Manchester United oo lasoo saxiixatay ciyaaryahanka qadka dhexe ee kooxda Sporting Lisbon
Bruno Fernandes ayaa sheegay inuu wax walba u siin doono si uu “ugu guuleystoo koobab” Manchester United ka dib markii…
Read More » -
Edinson Cavani: Weeraryahanka reer Uruguay wuxuu kusii nagaanyaa PSG inkasta oo uu codsaday in uu baxo
Paris St-Germain ayaan iibin doonin weeraryahankooda Edinson Cavani inta uu furanyahay suuqa kala iibsiga bisha Janaayo, inkastoo xiddiga reer Uruguay…
Read More »