Sports
-
DAAWO: Real Madrid ku garaacday Atletico Madrid Finalka Spanish Super Cup.
Sergio Ramos ayaa dhaliyay laadka xorta ahaa ee ugu dambeeyay, iyadoo Real Madrid ay 4-1 ku garaacday Atletico Madrid ciyaar…
Read More » -
DAAWO: Abdiweli Abdirahman oo ku guuleysatay abaal marinta Daafca ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019.
Abdiweli Abdirahman oo ku guuleysatay abaal marinta Daafca ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019,ka dib munaasabad ka dhacday Muqdisho.…
Read More » -
halyeeyga Roma Daniele de Rossi oo ciyaaraha ka fariistay isagoo da’diisu tahay 36
Xiddiga ku guuleystay Koobka Aduunka ee Daniele de Rossi ayaa ku dhawaaqay inuu ciyaaraha ka fadhiistay isagoo jira da’da 36…
Read More » -
SAWIRRO: Elman FC oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Jaziira Sports club
Elman FC oo guul weyn ka gaartay kooxda Jaziira Sports Club,ka dib markii ay ku kulmeen kulan ka tirsan Somali…
Read More » -
SAWIRRO: Cumar Cabdulaahi Maxamed Laacibka xulka qaranka Soomaaliya oo deeq raashiin ah ugu deeqay xarunta lagu xanaaneeyo agoonta ee Dr kadare ee Degmada Cabdicasiis
Gudoomiyaha haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jaamac (Jawaahir Baarqab) Cumar bariyow oo ka mid ah dhalinyarada qurba joogta diyeeshaha…
Read More » -
SAWIRRO: kooxda Som United oo kulan casho sharaf ah oo soo dhaweyn ah loogu sameeyay dalka Sweden.
Kooxda Soma United ee dalka Sweden ayaa kulan casho sharaf ah oo soo dhaweyn ah loogu sameeyay dalka Sweden oo ah kooxda…
Read More » -
Anwar Sidali Shakunda oo ku guuleysatay abaal marinta Goal dhalyaha ugu sareeya horyaalka Somali Premier League 2019.
Laacibka kooxda Elman FC iyo xulka qaranka Soomaaliya Anwar Siid Cali Shankuda,ayaa ku guuleestay Abaalmarinta Gool dhalinta horyaalka Soomaaliya 2019.…
Read More » -
Sawirro: Astaan Sales oo ku guuleystay Tartanka Astaan Cup 2019/20.
Tartanka kubada cagta ah ee Astaan Cup ayaa la soo gabagabeeyay ,ayadoo koobkaan ay ku guuleesteen kooxda Astaan Sales,ka dib…
Read More » -
SAWIRRO:Abaalmarinta Football Awards 2019,oo markii ugu horeesay lagu qabtay Muqdisho.
Magaalada Muqdisho ayaa marti qaaday habeen qurux badan ,ayadoo la Abaalmariyay Kubada cagta Soomaaliya,waxaa la bixiyay Abaalmarino kala duwan. laacibka…
Read More » -
DAAWO: Maxaa ka taqanaa Taariiqda Kooxda Horseed FC.
Muuqaalkaan,wuxuu ka turjimi doonaa taariikhda kooxda Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed,xiliga la aas’aasay magacyada ciyaaryahanadii soo maray,iyo taariikhda kooxda oo dhameestiran.…
Read More »