Uncategorized
-
DAAWO: Maxaa ka taqanaa Taariiqda Kooxda Horseed FC.
Muuqaalkaan,wuxuu ka turjimi doonaa taariikhda kooxda Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed,xiliga la aas’aasay magacyada ciyaaryahanadii soo maray,iyo taariikhda kooxda oo dhameestiran.…
Read More » -
Sawirro:Maamulka Kooxda Horseed FC oo kulan casho sharaf ah u sameesay ciyaaryahanada kooxda ka mid ah.
Kulan casho sharaf oo loo sameeyay ciyaarayahanada Kooxda Horseed.iyado Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage uu bilad sharaf…
Read More » -
Hassan Abdinur Hazazi oo ku guuleysatay abaal marinta Laacibka ugu wanagsan Somaliya 2019 .
Hassan Abdinur Hazazi ayaa ku guuleysatay abaal marinta Laacibka ugu wanagsan Somaliya 2019 ,ka dib munaasabad weyn ee ka dhacday…
Read More » -
Kooxda Elman oo ku guuleysatay abaal marinta Kooxda ugu wanaagsan Somaliya 2019 .
Kooxda Elman ayaa ku guuleysatay abaal marinta Kooxda ugu wanaagsan Somaliya 2019 ,ka dib markii sanadkii hore ku dhameesteen kaalinta…
Read More » -
Abaas Amiin Mohamed oo ku guuleysatay abaal marinta Goalka ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019.
Kabtanka kooxda Dekeddaha Abaas Amiin Mohamed ayaa ku guuleysatay abaal marinta Goalka ugu fiican horyaalka Somali Premier League 2019,ka dib munaasabad…
Read More » -
Jose Mourinho oo loo magacaabay macalinka cusub ee kooxda Tottenham isagoo bedelaya Mauricio Pochettino
Jose Mourinho ayaa loo magacaabay Tababaraha Tottenham, isagoo bedelaya Mauricio Pochettino oo shaqada laga ceyriyay Talaadadii. Tababarihii hore ee…
Read More » -
kooxda Tottenham oo Mauricio Pochettino shaqada ka ceyriyay ka dib shan sano oo uu macalin ahaa
Kooxda Tottenham ayaa ceyrisay tababaraheeda Mauricio Pochettino kadib shan sano oo uu maamulayay naadiga Premier League. Spurs ayaa si…
Read More » -
SAWIRRO:Xulka qaranka Soomaaliya ee ciyaarta Taekwondo oo bilaabay u diyaar Garoowa Olympic aduunka 2020.
Ciyaaryahanada xulka qaranka Soomaaliya ee ciyaarta Taekwondo-ga ayaa bilaabay tababar culus oo ay ugu diyaar garoowayaan ciyaaraha Olympic aduunka 2020…
Read More » -
Degmada Dharkenley oo 8 sano ka dib u soo baxday Finalka tartanka kubada cagta degmooyinka G.Banaadir
Degmada Dharkenley ayaa mudo sideed sano ah ka dib ah u soo baxday Finalka tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019,ka…
Read More » -
Degmada Waaberi oo markii shanaad oo xiriri ah u soo baxday Finalka tartanka kubada cagta degmooyinka G.Banaadir
Degmad Waaberi ayaa markii shanaad oo xiriri ah u soo baxday Finalka tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir,ka dib markii…
Read More »