WARARKA MAANTA
-
Oradyahan Khadar Bashiir oo Soomaaliya ku matalay World Athletics Championships.
Tartankan ciyaaraha fudud ee Adduunka oo ah kan labaad ee ugu xiisaha badan ciyaaraha fudud marka laga soo tago tartanka…
Read More » -
Kulan ka tirsan koobka General Daa’uud oo galabta la ciyaari doono
Kooxaha Jazeera & MCC ayaa galabta wada ciyaari doono kulan ka tirsan wareegga sideed dhammaadka tartanka kubbadda cagta General Da’uud…
Read More » -
SAWIRRO: Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya oo bilaabay tababarka ay isugu diyaarinayaan Chan Cup
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ayaa garoonka Eng. Yariisow (Ex Koonis) ka bilaabay tababarkooda maalinlaha ah oo ay ugu diyaar-garoobayaan ciyaaraha…
Read More » -
SAWIRRO: Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya oo tababar u furay macalimiin da’yar.
Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa tababar u furay macalimiin da’yar ah, tababarkan oo ah mid sare loogu qaadayo aqoonta macalimiintan…
Read More » -
Siddeed dhammaadka koobka General Daa’uud oo dib loo bilaabayo
Waxaa maalin kaddib dib loo amba qaadi doonaa siddeed dhammaadka Koobka General Daa’uud 2023. Maalinta Isniinta ah oo ay taariikhdu…
Read More » -
Dugsi Al-Nasiib oo u soo gudbay wareegga afar dhammaadka tartanka Iskuulada Gobolka Banaadir.
Dugsi Al-Nasiib ayaa u soo gudbay wareegga afar dhammaadka tartanka kubbadda cagta Iskuulada gobolka banaadir kaddib markii ay ka adkaadeen…
Read More » -
SAWRRO: Iskuulka Al-Huda-Model oo u gudbay wareegga afar dhammaadka tartanka Iskuulada.
Iskuulka Al-huda-model ayaa u gudbay wareegga afar dhammaadka, kaddib markii ay guul ka gaareen iskuulka Al-Aqsaa kulan ka tirsanaa wareegga…
Read More » -
Kooxda Gaadiidka oo ka hartay tartanka CAF Champions League.
Kooxda kubbadda cagta Gaadiidka ayaa guuldarro kala kulantay kooxda ka dhisan Ruwanda APR FC lugta labaad isreeb-reebka CAF Champions League.…
Read More » -
Labo kulan oo ka tirsan tartanka iskuulada Gobolka Banaadir oo la ciyaari doono.
Tartanka iskuulada gobolka banaadir ayaa weli si xiiso leh ugu socdo magaalada Muqdisho. Tartanka ayaa soo gaaray wareegga sideed dhammaadka…
Read More » -
Kooxda Gaadiidka oo galabta ciyaari doonto kulan ka tirsan CAF Champions League.
Kooxda Gaadiidka ayaa galabta la ciyaari doonto naadiga APR FC kulan ka tirsan lugta labaad isreeb-reebka tartanka CAF Champions League.…
Read More »