WARARKA MAANTA
-
Mason Greenwood oo iska beddelaya dhalashada Ingiriiska, dalkee ayuu u dheeli doonaa?
Mason Greenwood ayaa la soo warinayaa inuu iska beddeli doono dhalashada Ingiriiska kaddib markii ay fasaxday kooxda Manchester United, waxaana…
Read More » -
Kooxda Man United oo loo qabtay maalmo saxiixa Sofyan Amrabat.
Manchester United ayaa la filayaa Jimcaha iney dhameystirto saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe Fiorentina Sofyan Amrabat. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer…
Read More » -
Yaa sii wadi doona shaqada tababarka kooxda Man City inta uu ka soo laabanayo Pep Guardiola..?
Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa lagu sameeyay qaliin deg-deg ah kaasoo ahaa mid looga sameeyay dhabarka maadaama uu…
Read More » -
10-ka laacib ee ugu mushaharka badan kubadda cagta Adduunka 2023 oo la shaaciyey
Waxaa la shaaciyey 10-ka xiddig ee ugu mushaharka badan kubadda cagta Adduunka sanadkan 2023, waxaana ka so omuuqday xiddigo waa…
Read More » -
SAWIRRO: Isku aadka tartanka Idman Cup oo la sameeyay.
Waxaa xurunta Astaan Tv lagu sameeyay isku aadka tartanka kubbadda cagta Idman Cup 2023. Waa markii ugu horreysay oo Muqdisho…
Read More » -
Man United oo iska fasaxday Mason Greenwood.
Manchester United ayaa soo gabagabeysay baaritaankii ay ku waday eedeymaha loo soo jeediyay Mason Greenwood. War qoraal ah oo ka…
Read More » -
Dhacdooyinkii koobka Adduunka Haweenka 2023.
Koobka Adduunka haweenka ee FIFA ayaa la soo bilaabay markii ugu horreyay sanadkii 1991-kii waxaana martigeliyay dalka Shiinaha iyadoo ay ka…
Read More » -
Daafacii hore ee Liverpool Jamie Carragher oo dhaleeceeyay Moises Caicedo.
Daafacii hore ee Liverpool Jamie Carragher ayaa su,aal ka keenay qaab ciyaareedka saxiixa cusub ee kooxda Chelsea Moises Caicedo kulankii…
Read More » -
Gabadhii hanashada koobka Adduunka ku hoggaamisay xulka haweenka Spain oo laga qariyey geerida Aabaheed!
Gabadha Kabtanka u ah xulka gabdhaha qaranka Spain ee Olga Carmona oo goolkii guusha u dhalisay xulkeeda kulankii final-ka koobka…
Read More » -
Gabdhaha xulka qaranka Spain oo markoodii ugu horreysay ku guuleystay Koobka Adduunka ee Haweenka
Xulka gabdhaha xulka qaranka Spain ayaa markoodii ugu horreysay ku guuleystay koobka Adduunka ee Haweenka, kaddib markii ay garaaceen dhiggooda…
Read More »