WARARKA MAANTA
-
England vs Spain: Xaqiiqooyinka aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor final-ka koobka Adduunka haweenka ee 2023
Xulalka England iyo Spain ayaa maanta wada ciyaari doona final-ka Koobka Adduunka haweenka ee 2023, xulkii adkaada ayaana koobka gacanta…
Read More » -
FIFA oo baaritaano ku wado Lucas Paqueta & Luiz Henriqu maxay tahay..?
Baaritaanka ayaa la rumeysan yahay inuu udub dhexaad u yahay qaadashada kaarka jaalaha kulankii West Ham barbaraha la gashay kooxda…
Read More » -
Lionel Messi oo kooxda Inter Miami u qaaday koobkiisa ugu horreeyay.
Lionel Messi ayaa haatan ah xiddiga ugu koobabka badan taariikhda kubada cagta kaddib markii uu ku guulaystay koobkii 44-aad ee…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Ciidanka Asluubta oo guul ka gaartay Goodir
Kooxda kubadda cagta Ciidanka Asluubta ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhiggooda Goodir kulan baaqi isugu ahaa labadan kooxood oo…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Kubbadda Kolleyga ee General Daa’uud oo gabagabeeyay.
Waxaa shalay la soo gabagabeeyay tartankii kubbadda kolleyga General Daa’uud 2023 waxaana ciyaarta fiinaalka wada ciyaaray kooxaha Heegan & Gift…
Read More » -
Kooxda Barcelona oo joojisay heshiis ay kula jirtay shirkad weyn.
Kooxda Barcelona oo qandaraas kula jirtay shirkad taxi ah, oo baabuurtooda gaareyso 30 iyo 40 darawal oo shaqadoodu ay tahay…
Read More » -
Manchester United oo soo saartay war qoraal oo ku saabsan Mason Greenwood.
Manchester United ayaa soo saartay war qoraal oo ku saabsan soo laabashada Mason Greenwood ee kooxda koowaad kaddib markii warbaahinta…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda k/koleyga Heegan oo u gudubtay fiinaalka tartanka General Daa’uud 2023.
Kooxda kubadda koleyga Heegan ayaa u gudubtay fiinaalka tartanka kubaddakoleyga General Daa’uud kaddib markii ay guul ka gaareen dhigooda Dekedaha.…
Read More » -
SAWIRRO: Koob lagu xusayo sanadguuradiii 12-aad ee Jaamacadda Jamhuuriya oo lagu qabtay Muqdisho.
Kulan lagu maamuusayay Sanadguuradii 12-aad ee Jaamacadda Jamhuuriya ayaa shalay lagu ciyaaray garoonka kubbadda cagta Macquul Stadium ee Degmada Waaberi.…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka SUSA CUP ee Jaamacadda Salaam oo la soo gabagabeeyay.
Midowga ardeyda Jamacadda Salaam ayaa tartan kubbadda cagta u qabtay qaar kamid ah ardeyda wax ka barato Jaamacadda Salaam xuramaha…
Read More »