WARARKA MAANTA
-
SAWIRRO: Kooxda k/koleyga Gift Stars oo u gudubtay fiinaalka tartanka General Daa’uud 2023.
Kooxaha kubadda koleyga Gift Stars iyo Dekedaha ayaa kuwada ciyaaray kulank ka tirsanaa wareegga afar dhammaadka tartanka koobka kubbadda koleyga…
Read More » -
SAWIRRO: Tartan k/cagta oo loo qabtay Arday Soomaaliyeed oo lagu soo gagabeeyay dalka Uganda
Tartan kubbadda cagta uu soo agaasimay guddoomiyaha ardayda Soomaliyed ee Jaamacada ISBAT ee dalka Uganda Abdifatah Fangase ayaa lagu soo…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Elman SC oo kulan macsalaamayn u samaysay Yuusuf Cali Nuur Cali.
Kooxda kubbadda cagta Elman SC ayaa kulan macsalaamayn u samaysay Yuusuf Cali Nuur Cali oo loo magacaabay tababare ku xigeenka…
Read More » -
Roberto Firmino oo saddexley dhaliyay kulankii furitaanka horyaalka Saudi Pro League.
Weeraryahanka kooxda Al Ahli ee reer Brazil Roberto Firmino ayaa dhaliyay seddexleydiisii ugu horreysay kaddib markii 3-1 kaga badiyeen kooxda…
Read More » -
Kevin De Bruyne oo xiddigaha Manchester City guddoonsiiyay haddiyad qaali ah.
Ciyaaryahanka kooxda Man City Kevin De Bruyne ayaa xiddigaha Manchester City kaga yaabsaday Iphone qiimihiisu yahay 5,000 oo Giniga Iphone-kan…
Read More » -
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika oo baaritaan ku biloway Samuel Eto’o
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa lagu wadaa in ay baaritaan ku sameeyaan halyeyga reer Cameroon Samuel Eto’o, sababo la xiriira…
Read More » -
Benjamin Mendy oo magdhow dhaqaale ka doonayo kooxda Man City.
Benjamin Mendy, daaficii hore ee Manchester City, ayaa lagu soo waramayaa inuu kooxda Man City ka doonayo magdhow dhaqaale tan…
Read More » -
Kooxo waaweyn oo Uefa kala kulmay ganaaxyo jabinta sharciga FFP.
Dhaqangelinta sharciga Financial Fair Play (FFP) ee sannadkii 2009 ayaa si weyn u beddelay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda marka ay…
Read More » -
Dhammaan xulalkii ka socday Afrika oo ka haray koobka Adduunka Haweenka 2023.
Afarta xul ee ka socday Afrika ee u soo baxay Koobka Adduunka Haweenka 2023 ayaa dhammaantood ka haray tartanka. Saddexda…
Read More » -
SAWIRRO: Horseed oo isku diyaarineysa afar dhammaadka koobka K/koleyga General Daa’ud 2023.
Kooxda kubbada koleyga Horseed ayaa ku jirto isku diyaarinta ciyaarta afar dhammaadka koobka kubbadda koleyga General Daa’uud kaas oo la…
Read More »