WARARKA MAANTA
-
Kooxaha ugu waaweyn dalka oo isku beegmay koobka k/cagta General Daa’uud 2023
Tartanka kubbadda cagta General Daa’uud ayaa soo gaaray wareegga sideed dhammaadka waxaana u soo gudbay kooxaha ugu waaweyn dalka oo…
Read More » -
Waqtikee la ciyaari doona kulamada afar dhammaadka koobka k/kolayga General Daa’uud 2023…?
Xiriirka kubadda Kolayga ayaa ku dhawaaqay xilliga la ciyaarayo kulamada afar dhammaadka iyo Fiinaalka koobka kubadda Kolayga General Daa’uud 2023.…
Read More » -
Waa tuma Gabadha u ciyaareysay Nigeria, ee ku dayato Mario Bolotelli….?
Gabadha daafaca ugu ciyaareysay xulka gabdhaha lagu naaneeso Super Falcons, ee Nigeria Michelle Alozie, ayaa shaaca ka qaaday dhiirigelinta ka…
Read More » -
Kulan ka tirsan tartanka koobka General Daa’uud oo maanta la ciyaari doono
Kulan ka tirsan tartanka kubbadda cagta General Daa’uud ayaa galabta lagu ciyaari doonaa garoonka kubbadda cagta Muqdisho Stadium, ciyaartan ayaa…
Read More » -
SAWIRRO: Dekedaha oo u gudubtay wareegga 8-dhammaadka General Daa’uud 2023.
Kooxda Dekedaha ayaa guul wayn ka gaaartay Madbacada kulan ka tirsanaa wareegga 16-ka tartanka k/cagta General Daa’uud 2023. Cayaartan oo…
Read More » -
Guddoomiyihii xiriirka cayaaraha fudud Marwo Khadiijo Aadan oo shaqadii laga ceyriyay.
War qoraal oo ka soo baxay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo nuqul kamid ah soo gaaray Astaan Sports, ayaa lagu sheegay…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Waxool oo guul muhiim ah ka gaartay Raadsan tartanka k/cagta General Daa’uud 2023.
Kooxda Waxool ayaa guul muhiim ah ka gaartay naadiga Raadsan kulan ka tirsanaa lugta koowaad ee tartanka kubadda cagta General…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Heegan oo guul muhiim ah ka gaartay Dekedaha tartanka k/koleyga General Daa’uud
Kooxaha Heegan iyo Dekedaha ayaa ku wada ciyaaray kulan ka tirsanaa tartanka kubbadda koleyga General Daa’uud Garoonka Wiish ee Degmada…
Read More » -
Nasra Abuukar Cali oo ka hadashay tartankii Jaamacadaha ee ku matashay Soomaaliya
Gabadhii ku matashay Soomaaliya tartanka oradka Jaamacadaha Adduunka ee lagu qabtay dalka China Nasra Abuukar Cali oo ku dhamaystay kaalinta…
Read More » -
Isku aadka Koobka Adduunka 2026 isreeb-reebkiisa qaaradda Afrika oo maanta la sameynayo & Soomaaliya oo qeyb ka ah
Isku aadka rasmiga ah ee isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 ee Waddamada qaaradda Afrika ayaa la sameyn doonaa maanta oo Khamiis…
Read More »