WARARKA MAANTA
-
SAWIRRO: Kooxda Muqdisho City oo ku guuleysatay kulan lagu maamuusayay 1-da Luulyo
Kooxda kubadda cagta Muqdisho City ayaa ku guuleystay kulankii lagu maamuusayay 1-da Luuliyo kaddib markii ay gool ku laadyo kaga…
Read More » -
Taariikh nololeedka guddoomiyihii xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo ku geeriyooday dalka Hindiya
Waxaa dalka Hindiya ku geeriyooday allaha u naxariistee Guddoomiyihii xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska Eng C/qaadir Cumar Abuukar Littel shalay…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka qaranka da’yarta 17-jirada Soomaliya oo ka haray tartanka (AFCON)
Xulka qaranka da’yarta 17-jirada Soomaaliya ayaa guuldarro kala kulmay dhigooda Senegal kulan ka tirsanaa tartanka CAF U17 Cup of Nations.…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka qaranka da’yarta 17-jirada Soomaaliya oo barbaro la galay dhigooda Congo tartanka (AFCON)
Xulka qaranka da’yarta 17-jirada Soomaaliya ayaa barbaro la galay kulankii labaad ay wajaheen xulka qaranka Congo heerka guruubka tartanka CAF…
Read More » -
Muxuu Macallinka da’yarta Soomaaliya ee Nuur Amiin ka yiri kulanka caawa ee Congo?
Macallinka xulka qaranka ee 17-sano jirrada Soomaaliya ee Nuur Amiin ayaa ka hadlay kulanka xulkeennu caawa la ciyaari doono dhiggiisa…
Read More » -
Xulkeenna qaranka Soomaaliya ee da’yarta oo caawa ciyaaraya kulankoodii labaad ee koobka qaramada Africa
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-sano ayaa caawa ciyaari doona kulankoodii labaad ee tartanka koobka qarammada Afrika kaasoo…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka qaranka da’yarta 17-da Soomaaliya oo guuldarro kala kulmay dhigooda Algeria tartanka (AFCON)
Xulka qaranka da’yarta 17-jirada Soomaaliya ayaa guuldarro kala kulmay kulankii koowaad ay ciyaareen heerka guruubka tartanka CAF U17 Cup of…
Read More » -
Wareysi: “Abdelwahab Aden xulkeyga 17-jirrada Soomaaliya waxay ka yaabsan doonaan caalamka”
Abdelwahab Aden oo ka tirsan ciyaartoyda 17-jirada xulka qaranka Soomaaliya, una ciyaaro kooxda da’yarta IFK Uddevalla ee dalka Sweden ayaa…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Caasha-neero oo ku guuleysatay tartankii kubbadda cagta Bisha Ramadaan.
Waxaa la soo gabagabeeyay tartankii kubbadda cagta ee bisha ramadaan lagu qabtay garoonka kubbadda cagta Banaadir Stadium, ee degmada Deyniile.…
Read More » -
Garsoore Cumar Cartan Soomaaliga kaliya ee ka soo muuqanaya Champions League qaaradda Afrika
Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, waxaana uu ku sii jeedaa Magaalada Algiers ee dalka Algeria, halkaasoo…
Read More »