WARARKA MAANTA
-
SAWIRRO: Deegaanka Gubadley oo guuleystay tartanka degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir 2023
Deegaanka Gubadley ayaa taariikh dhigay kuna guuleystay koobka degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir 2023, kaddib markii ay ka adkaadeen degmada…
Read More » -
SAWIRRO: Shangaani oo u gudubtay wareegga afar dhammaadka tartanka degmooyinka & deegaannada Gobolka Banaadir 2023.
Degmada Shangaani ayaa iska xaadirisay wareegga afar dhammaadka tartanka degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir 2023, kaddib markii ay gool ku…
Read More » -
SAWIRRO: Warta-Nabadda oo u gudubtay wareegga afar dhammaadka tartanka degmooyinka & deegaannada Gobolka Banaadir.
Cayaartan oo u dhexeesay degmooyinka Dharkenley & Warta-Nabadda kana tirsanayd wareegga sideed dhammaadka tartanka degmooyinka & deegaannada gobolka Banaadir ayaa…
Read More » -
SAWIRRO: Gubadley oo u gudubtay wareegga afar dhammadka tartanka Degmooyinka & Deegaanmada Gobolka Banaadir.
Kulankan oo u dhexeeyay Degmada Xamar Jajab & Deegaanka Gubadley kana tirsanaa wareegga sideed dhammaadka tartanka degmooyinka & deegaannada Gobolka…
Read More » -
Tartanka Degmooyinka & Deegaannada Gobolka Banaadir oo maanta furmayo.
Waxaa galabta furmi doona tartanka kubbadda cagta degmooyinka & deegaannadda gobolka banaadir oo ka qaybgalayaaan 18-degmo iyo 3 deegaan waana…
Read More » -
SAWIRRO: Dharkeynleey oo ku guuleysatay koobka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka banaadir 2021
Kooxda Kubadda Cagta ee Degmada Dharkeynleey ayaa ku guuleysatay Koobka degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir 2021, kaasi oo si xiiso…
Read More » -
SAWIRRO: Degmada Yaaqshiid oo Ciyaar adag kadib usoo baxday Nus-Dhamaadka Tartanka Degmooyinka & Deegaanada G/Banaadir 2021
Degmada baaxadda weyn leh ee Yaaqshiid ayaa usoo gudubay warreegga afar dhamaadka tartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo deeganada gobolka banaadir,…
Read More » -
SAWIRRO: Degmada Dharkeenleey oo dubatay dhigeeda Dayniile tartanka degmooyinka & deegaanada gobolka banaadir 2021
Ku Guuleystayaasha koobka kubadda cagta degmooyinka gobolka banaadir 2019 ee Dharkeenleey ayaa usoo baxay wareega nus-dhamaadka koobka kubadda cagta degmooyinka…
Read More » -
SAWIRRO: X/jab jab iyo Kaaraan oo guul ay gaareen ku xaqiijiyey wareegga labaad koobka degmooyinka & deegaanada 2021
Kulamadii ugu danbeeyey ee guruurbka C oo ay ku jireen ilaa shan degmo ayaa galabta lagu kala ciyaaray garoomada caasimadda,…
Read More » -
SAWIRRO: Wadajir iyo Howl-wadaag oo guuleystay xili guruurbka dhimashada uu sii qasmay koobka degmooyinka G/Banaadir 2021
Kulamadii wareega hore ee guruubyada koobka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka banaadir iyo deegaanada ayaa hadda maraya heer gabo-gabo ah,waxaana…
Read More »