WARARKA MAANTA
-
SAWIRRO: Warta & Shingaani oo guul muhiim ah ka gaaray kulamadii galabta Tartanka Deg.G/Banaadir & Balcad 2020
Kulamo ku tirsan Guruurbka C koobka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka banaadir iyo Balcad ayaa galabta lagu kala ciyaaray garoomada…
Read More » -
Maxey Ku Kala Baxeen Degmooyinka Dharkenley Iyo Deyniile Tartanka Deg.G/banaadir & Balcad 2020
Ciyaartan oo ahayd mid aad u adag kana tirsanayd Guruubka B ayaa galabta lagu ciyaaray garoonka jaamacadaha ee magaalada muqdisho…
Read More » -
SAWIRRO: Degmada C/Casiis oo guul dirqi ah ka gaartay Balcad tartanka Deg.Gobolka Banaadir 2020
Kulanka Labada kooxood oo ku tirsanaa Group B ayaa ahaa mid aad u adkaa oo ay dhinacyadu soo bandhigeen ciyaar…
Read More » -
SAWIRRO: Hodan oo Karbaash la dhacday Wadajir una Gudubtay W-2aad Tartanka Deg.Banaadir & Balcad 2020
Kulanka Labada kooxood oo ku tirsanaa Guruurbka D oo afar kooxood ka kooban ayaa ahaa mid ku biloowday weerar iyo…
Read More » -
SAWIRRO: X/jajab oo Xaqiijisey Wareega 2aad Koobka Degmooyinka G/banaadir & Balcad 2020
Kooxda Degmada X/jab jab ayaa Xaqiijisey usoo bixitaanka wareega Labaad ee Koobka Kubadda cagta Degmooyinka G/banaadir iyo Degmada balcad, kadib…
Read More » -
SAWIRRO: Waaberi iyo Wadajir oo is mari waayey Kulankoodii Koobka Degmooyinka G/banaadir 2020
Waxaa weli si xiiso badan uga socda garoomada Caasimadda Muqdisho Koobka kubadda cagta ee degmooyinka gobolka Banaadir iyo Balcad kaasi…
Read More » -
Bandhigii Goolasha Degmooyinka H/Wadaag & Warta Nabadda Tartanka G/banaadir & balcad 2020
Kooxaha Kubadda cagta ee degmooyinka Howl-Wadaag iyo Warta-nabadda oo ka tirsan Guruubka C, ayaa wada yeeshay kulankoodii koobaad ee dhanka…
Read More » -
Horyaalkii 36aad ee Ciyaaraha Fudud oo Muqdisho si rasmi ah uga Furmay
Waxaa Magaaalada Muqdiso ka furmay horyaalkii 36-aad ee Xiriirka Ciyaaraha fudud kaasi oo kamid ah tartamada Sanadlaha ah ee uu…
Read More » -
DAAWO: Wasiirka Ciyaaraha DFS oo ka qeybgaley Casho Sharaf lagu dhiirigelinayay Ciyaartoyda Deg. X/Weyne
Waxaa magaalada Muqdisho caawa lagu qabtay xaflad Dhiiri gelin iyo Casho sharaf isugu jirtey oo loo sameeyey Ciyaartoyda Kubadda cagta…
Read More » -
SAWIRRO: X/JAJAB & KAXDA OO GUUL KU FURTAY KOOBKA DEGMOOYINKA G/BANAADIR 2020
Tartanka Kubbadda Cagta degmooyinka ayaa weli si xiiso leh uga socda garoomada Eng-yariisoow iyo Jaamacadaha oo ku kala yaala degmooyinka…
Read More »